Archive
Wasaaradda A Gudaha Ha Loo Daayo Shaqadeeda, Haddii La Doonayo Qawlaysatada In Laga Sifeeyo Afgooye Iyo Ciidanka Dhexdiisa
Laaska News July 31, 2012

Warka kasoo yeedhay Afgooye ee ah cabashada ay shacabka Afgooye ee uu hor kacayo Gudoomiyihii Degmada Afgooye ay ugudbiyeen madaxweynaha iyo wafdigiisi kormeerka ku tagay 30/7/2012 waxay ciddii maqashay ay ku noqotay la yaab iyo fajaciso,kadib markii la maqlay Gudoomiyihii Degmada oo ilmaynaya ayaa eedeeymo usoo jeediyay qaar ka tirsan ciidanka,kuna eedeeyay inay geysanayaan jidhdil,kufsi iyo dhac. Read more…
Muqdisho -Qarax Kadhacay Oo Gaystay Geerida Xildhibaan TFG
Laaska News July 16, 2012
Muqdisho, July 16,2012 – Waxaa lagusoo waramayaa in qarax kadhacay maanta magaalada Muqdisho uu kudhintay xildhibaan katirsan Baarlamaanka KMG Soomaaliya, sidoo kalana ka mid ahaa xukuumaddii PM Farmajo, kana soo qabtay xilka Wasiirka Read more…
Soomaali Wali Isma Baran Haddii Reer Guuraaga Oo Maqan Dastuur Layska Ansaxinayo!!!!!!!!
Waxaa arrin la yaable ah dalka waxaa kajira xukuumad iyo Baarlamaan,shaqadii ay iyagu lahaayeen haddii ay tahay dal iyo dibad waxaa shaqadoodii ku haysta oo garab socda oo kagaba horreeya waddamo kale,hay’ado,iyo qaar maamulada kamid ah,kooxo iyo shakhsiyaad.
.
Sida la wada ogsoon yahay xukuumadda Soomaaliya waxaa la gu dhisay hab beeleed lagu magacaabay 4.5 ka. Read more…
Shirka London Ha Lagu Daro – In Ladhiso Ciidanka XDS iyo Talooyin Ku Socda Ka Qayb Galayaasha
Laaska News Feb. 23, 2012
Waxaan ugu baaqaynaa Mas’uuliyiinta Soomaaliyeed ee ka qayb galaysa shirka London inay ku adkaystaan in laga taageero dhismaha ciidan qaran oo Soomaaliya (Ciidanka XDS) yeelato oo ka kooban Soomaali oo dhan,dib udhis lagu sameeyo dalka iyo arrinta Soomaaliya ay u taalo Soomaaliya. Read more…
Somalia:Guddiga Amniga qaranka oo canbaareeyay falkii ka dhacay xarunta golaha shacabka
Warka TFG da

Guddiga ammaanka qaranka Soomaaliyeed oo shalay kulan ku yeshay magaalada Muqdisho ayaa canbaareeyay falkii shalay ka dhacay xarunta golaha sahcabka ee lagu waxyeelleeyay mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka.
Somalia:Ingiriiska oo u ololaynaya in Soomaaliya loo soo diro ciidamo caalami ah
Laaska news Dec. 27, 2011
By SONNA.
Dawlada Ingiriiska ayaa maanta sheegtay in ay dadaal ugu jirto sidii Soomaaliya loogu diri lahaa ciidamo nabad ilaalin ah oo suga ammaanka iyo xasiloonida dalka, kuwaasi oo ka imaanaya wadamada reer galbeedka. Read more…
Somalia:Gacan Kahadal Kale Oo Ka Dhacay Baarlamaanka
Laaska news Dec. 21, 2011
Muqdisho,Somalia – Waxaa lagu soo waramayaa in qaar ka mid ah xubnaha Baarlamaanka uu soo gaaray daqaro iyo dhaawacyo ,kadib markii uu gacan ka hadal dhex maray maanta xubno kasoo kala jeeda labada kooxood ee kala taageersan Ridista iyo taageeridda Gudoomiyaha Baarlamaanka. Read more…
Somalia:Shirkii Kenya iyo wixii ka soo baxay- WARBIXIN iyo SAWIRRO
Laaska News April 14,2011

Shir loogu magacdaray wada tashi oo uu soo qabanqaabiyay xafiiska siyaasada QM ee UNPOS loogana hadlaayay arrimaha Soomaaliya ayaa waxa uu ku soo gabagaboobay magaalada Nairobi. Read more…
Shirka Nairobi – Maxay tahay waxa kaliya ee mideeyay kooxda isugu tagtay Nairobi?
Laaska News April 13,2011
By.Ciise Adan
Waxaan rabaa inaan wax yar ka taabto shirka Nairobi ee uu soo qaban qaabiyay wakiilka xoghayaha Guud ee Jamciyada Qaruumaha ka dhaxeysa ee Arrimaha Soomaaliya Mr. Mahiga iyo fikradaha laga qaatay. Read more…
Somalia:Qayb ka mid ah Khilaafyada Siyaasiinta Soomaalida iyo Fashilka Dawladnimo:
Laaska News June 21,2011
Waxaa la wada ogsoon yahay tan iyo intii ay burburtay Dawladdii dhexe ee Soomaaliya 1991dii, in la qabanayey shirar is daba joog ah oo dawlad loogu samaynayo Soomaaliya,wixii ka soobaxana aan la hirgalin,dawladii la doortaana ay iyadu iska hor timaado oo lagu Read more…