Archive
Wadahadalada Ergada Buuhoodle Vs Somaliland
Laaska News August 11, 2012
Hawd – Wararka ka imanaya hawd iyo Hargeysa ayaa kusoo waramaya in ergo reer Buuhoodle ah oo uu kamid yahay Ex.hogaamiye SSC Saleemaan Xaglo Toosiye ayna weheliyaan odoyaal kasoo jeeda deegaanka Buuhoodle oo maalmahan wadahalo usocdeen Somaliland ay arrimaha qaarkood isla meel dhigeen. Read more…
Shirkii Nairobi Iyo Sida Loo Qaybiyay Soo Xulista Xubnaha Beesha Sool Ee Baarlamaanka Oo Laga Biyo-diiday – Wareysi
Laaska News August 7, 2012
Shirkii Nairobi Iyo Sida Loo Qaybiyay soo xulista Xubnaha Beesha Sool Uga Qayb Galaysa Baarlamaanka Soomaaliya oo uu kahadlay Wasiirkii hore ee Warfaafinta kana biyo diiday sida loo maamulay.

Shirkii Saxiixayaasha Roadmapka ee ka dhacay magaalada Nairobi, warbaahintana horrey looga maqlay qodobada miiska yaalay ayaa waxaa shalay laga soo saaray qodobo,qodobadaas oo ay kamid ahaayeen qodob sheegaya in xubnaha Beesha Dhulbahante uga qayb galaya Baarlamaanka Soomaaliya laga soo kala xulo ama ay soo kala xulaan odayaal kusugan Muqdisho iyo maamulka Puntland.
Shirkii Saxiixayaasha Roadmap-ka Ee Nairobi Oo Laga SooSaaray War-Murtiyeed (August 6, 2012)
Laaska News August 7, 2012
Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya Shirkii saxiixayaasha Roadmap-ka shalay oo bishu ahays Aug 6,2012. Read more…
Tacsi- (Col. Nadalo) Oo Lasheegay in Lagu Dilay Habeen Hore Garowe
“Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun”.
Waxaa lagu soo waramaya in ninka habeen hore lagu dilay Garowe ee warbaahintu ku sheegtay magaciisa Cabdulaahi saalax Maxamed,sidoo kalana la sheegay inuu ahaa ama ahaan jiray taliye Kuxigeen Bolis uu ninkaasi yahay “Col. Nadalo”.
.
Sidoo kalaana laga sheegay BBC da iyo Maamulka Puntland na uu xaqiijiyay geeridiisa,laguna waramay in dabley hubaysan ay toogteen. Read more…
Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya -”Madaxweynaha Jamhuuriyadda” Oo Dubai Kula Kulmay “Madaxweynaha Maamulka Somaliland”
Laaska News June 28, 2012
Warkii Dalka ee Radio Muqdisho (RM) Cadka Jamhuuriyadda Soomaaliya

Photo:RM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka Carabta kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Mudane Axmed Maxamuud Siilaanyo. Read more…
Laga Bilaabo 26 Ka Juun Wax Maamul Ah Oo Ku Dhisan Jabhad Beel Lagama Aqoonsana Deegaanka Beesha Sool
Ragga topica hore ee aan kaga hadalnay rayiga ah in Beeshu ay aqoonsan tahy 18 ka Gobol ee blogga weerarka ku qaaday miyaadan ogayyn inaan anigu beesha u dhashay oo aan xaq u leeyahay inaan kahadlo wixii dadkayga dan u ah. Read more…
Beesha Sool Waxay Aqoonsan Tahay 18 ka Gobol Ee Soomaaliya
Laaska News June 26, 2012
Beesha Sool Waxay Aqoonsan Tahay 18 ka Gobol ee Jamhuuriyadda Soomaaliya,Dastuurkuna Kii “Kacaanka”.
Waxaan rabaa in shacabka Soomaaliyeed meel ay joogaanba aysan ka war wareegin runta iyo xaqiiqda ayna xusuustaan in umadda Soomaaliyeed dawlad dhaxe ay yeelato ay ugu dambeysay dawladdii kacaanka ee rogmatay Bishii Janauary 1991.
Read more…
Beesha Sool Waxay Aqoonsan Tahay 18 ka Gob.Jamhuuriyadda Soomaaliya,Dastuurkana Kii “Kacaanka”
MUNAASABADDA 26 Ka JUUN EE GOBANIMADA GOBOLADA WAQOOYI EE SOOMAALIYA
Waxaan rabaa in shacabka Soomaaliyeed meel ay joogaanba aysan ka war wareegin runta iyo xaqiiqda ayna xusuustaan in umadda Soomaaliyeed dawlad dhaxe ay yeelato ay ugu dambeysay dawladdii kacaanka ee rogmatay Bishii Janauary 1991. Read more…
Laascaanood – Oo La Sheegay In Dil Ka Dhacay Habeenimadii June 23 – 24 , 2012
Laascaanood, Jun.24,2012 – wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa kusoo waramaya in xalay lagu dilay magaalada nin lagu magacaabo “Dhaankalax”,kana soo jeeda deegaanka. Read more…