Archive
Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) Ee Somalia- War-murtiyeed – (Eng)
War-murtiyeedkii kasoobaxay shirkii koooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) ee Soomaaliya ee lagu qabtay magaalada Rome 2-3 July 2012., kuna qoran afka English – ka.
War halkan buu kudhan yahay hoos ka akhri.

ICG -Rome/Photo:RM. Read more…
BREAKING NEWS:Khaatumo State of Somalia
New State of Somalia -” Khaatumo State of Somalia” - (Sool,Sanag,Cayn)
Taleex,Jan.16-(Laaska News) Waxaa lagu soo waramayaa in shir Beeleedkii kasocday magaalada Taleex lagaga dhawaaqay magac uu yeelanayo maamul goboleedkii dhawaan lagu dhawaaqay ee deegaanada SSC. Read more…
Buuhoodle:Faahfaahin Weerarkii Ciidamada Somaliland Ku qaadeen Buuhoodle

Weerarkii ciidamada soomaaliland ku qaadeen Buuhoodle ayaa lagu soo waramaya inuu ahaa weerar gaadmo ah oo sii qorshaysnaa ayna fududeeyeen ciidamo deegaanka ah oo maamulkaa ka tirsan, maalmo ka horna soo galay magaalada,sida laga helay dad wargaleen ah. Read more…
Lasanod:Siilaanyo oo Socdaal ku tagey Laascaanood
Laaska News Oct. 8,2011
Warka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa ku soo waramaya in maanta uu Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Siilaanyo uu socdaal ku tagey magaalada Laascaanood.
Lama oga ujeedada rasmiga ah ee socdaalkiisa,waxaana Read more…
Laascaanood:Mayor Cusub oo xilkii la wareegay – VIDEO
Laaska News June 26,2011
Lasanod – Waxaa dhawaan xilka Mayarka Laascaanood la wareegay sida aad halkan ku arki doontaan Keyse Maxamed Xuseen (Keyse Tungub).
Xilkan ayaa waxaa horey u hayay oo dhawaan laga Read more…
Somalia:Laba Nin oo lagu dilay Magaalada Laascaanood – BEESHA
Laaska News May 17,2011
Lasanod (Laaska News) – Warka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in galabta, maqribka hortiisii magaalada Laascaanood ay dabley Read more…
War Deg Deg ah:Adan Axmed Yaasiin oo ladhaawacay iyo raggii oo lagartey
Laaska News April 30,2011

Lasanod
Lasanod (Laaska News) war hadda nagasoo gaarey magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in maqribkii 4nin ay rasaaseeyeen Taliyihii Ciidanka Wadooyinka Gobolka Sool Mr.Adan Axmed Yaasiin (Adan Gaal) uuna qabo dhaawac fudud.
Warku wuxuu intaa kudarayaa in raggii falkaa geystay oo afar nin ah la
Somalia:Laascaanood – Sarkaal katirsan Ciidanka Boliska ee Gobolka Sool iyo laba qof oo kele oo la dhaawacay-Beelahooda
Laaska News April 30,2011
Lasanod-(Laaska News) Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska ee Gobolka Sool ee (Maamulka Somaliland) laguna magacaabo Jaamac Muuse Cawad ay dabley hubeysani ku toogteen xalay (maqribkii) badhtamaha magaalada Read more…
Qarax lala eegtay xalay Rag Bahararsame ah oo ku sugnaa Saldhig Boolis oo ku yaal Koonfurta Laascaanood
Laaska News April 10,2011

Lasanod
Lasanod (Laaska News)
-Wararka aan ka helayno magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in xalay fiidkii rag ku sugnaa saldhig ku yaala koonfurta Laascaanood meesha la yiraahdo tuula qodax oo isugu jiray ciidanka Booliska iyo shacab lagu tuuray bam gacmeed.
Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool oo Dhaawacii u geeriyooday
Laaska News March 15,2011
Burco (Laaska News) Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool Read more…