Archive

Posts Tagged ‘Liibiya’

Madaxii Hore Ee Sirdoonka Qadaafi Oo Laqabtay

Saturday, March 17, 2012 Comments off

Laaska News  Mar. 17, 2012

Madaxii hore ee Sirdoonka Liibiya Cabdallah Al-Sunuusi ayaa lagu qabtay gagidda dayuuradaha caalamiga ah ee Nawaakshood,Caasimadda dalka Muritaaniya,aroornimadii Sabtiga, sida ay baahisay wakaaladda wararka AFP oo soo xiganaysa il wareedyo laga helay Amniga,ayna qortay VOR oo kasoo xigatay IF. Read more…

Libya:Wiilka Qadaafi Oo Heegan Ugu Jira Dagaal

Friday, November 4, 2011 Comments off

Laaska News  Nov. 4 ,2011                                    ENGLISH

Saif Gaddafi. Photo: EPA

Photo:File.

Wiilka Qadaafi ee labaad Seef Al-islaam ayaa beeniyay warar sheegaya inuu ka baxsanayo Liibiya iyo inuu isku dhiibayo maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada. Read more…

Libya:Golaha Kumeel Gaarka ah ee Libya oo Sheegay inay Qabteen Wiil Uu Dhalay Qadaafi

Wednesday, October 12, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 12,2011

Golaha Kumeel gaarka ee Liibiya ayaa sheegay inay qabteen wiil uu dhalay Hogaamiyihii Liibiya Mucamar Al Qadaafi,kuna qabteen magaalada dagaalku kasocdo ee Sirta. Read more…

Warka Libya:أخبار ليبيا4 أكتوبر , Libya News October 4 – VIDEO

Wednesday, October 5, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 5,2011

Halkan Waxaad ku arki doontaa War VIDEO ah oo  ku baxaya Afka Carabiga,kana waramaya Colaada Liibiya,gaar ahaan taageerayaasha Qadaafi & waliba nin caanka ah adduunka oo  hadda xanuunsanaya.

Read more…

Dagaalka Liibiya – Afhayeenka Qadaafi oo Beeniyay War Kutiri Kuteen ah,kaas oo ah in laqabtay Isaga.

Monday, October 3, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 3,2011                                        English

Afhayeenka hogaamiyaha talada laga tuuray ee Liibiya Mucamar Qadaafi ayaa beeniyay warar ku tiri ku teen ah (been abuur ah),warkaas oo ah  in la qabtay isaga. Read more…

Libya:NATO oo Duqeyn culus ugeysatay Tripoli ,Dhimasho 3,Dhaawac 150 qof

Tuesday, May 24, 2011 Comments off

Laaska News  May 24,2011

Tripoli,Libya-waxaa lagu soo waramayaa in Ciidamada isbahaysiga reer galbeedku ay wax yar kahor ugeysteen duqeyn culus magaalada Tripoli,waxaana lagusoo waramayaa in 17 saaruuq ay ku dhacday magaalada. Read more…

Libya -Afhayeenka Xukuumada :Warka ah Qadaafi waa dhaawac “waa hadal aan waxba ka jirin”

Saturday, May 14, 2011 Comments off

Laaska News  May 14,2011

Tripoli -Afhayeenka Xukuumada Liibiya  Muusa Ibraahim oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay warka uu siidaayay Wasiirka Arrimaha
dibadda ee Talyaanigu Franco Frattini ee uu la xiriiriyay ina ay suura gal tahay in uu  hogaamiyaha Libya Mucamar Al Qadaafi ay waxyeelo soo gaartay “waa hadal aan waxba kajirin”. Read more…

Deg deg: Diyaaradaha Dagaalka ee isbahaysiga oo duqeeyay Tripoli

Thursday, May 12, 2011 Comments off

Laaska News May 12,2011

Tripoli, afar qarax oo waaweyn ayaa laga maqley bartamaha Tripoli sida ay ku warantey wakaalada wararka ee AFP. Read more…

Libya:Ciidamada Qadaafi oo gaarey Misraata

Wednesday, May 4, 2011 Comments off

Laaska News May 4,2011

Read more…

Libya:Duqeyn lagu sameeyey Tripoli wax yar ka hor

Sunday, May 1, 2011 Comments off

Laaska News May 1,2011

Tripoli (Laaska News) Caasimada Libya ee Tripoli ayaa waxyar kahor waxaa laga maqley saddex Qarax oo waaweyn,waxaana laga arkayey waqtiga diyaaradaha dagaalka ee isbahaysiga oo kor maraya.

Saacadan qaraxyada la maqlayo ayaa waxaa ah saacaddii Read more…