Archive
Ra’iisal Wasaaraha Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Madax Dhaqameedka Iyo Bulshada Rayidka Ah
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ku sugan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa maanta ka qeybgalay shirka Madax dhaqameeyada iyo Bulshada Rayidka ah ee ka socda Istanbul, halkaas oo uu khudbad taariikhi ah ka jeediyey.

Shirkii Madax Dhaqameedka Soomaalida,Bulshada Rayidka Oo Ka Socda Istanbuul – SAWIRRO
Wafdi uu hogaaminayo Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo gaadhay Turkiga.

Shirkii odayaasha dhaqanka iyo ururada Bulshada Rayidka ah ayaa maanta maalintii labaad si habsami leh uga soconaya magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga halkaasoo ay ku shirsan yihiin ku dhowaad 400 oo ergooyin kala matalaya qeybaha Bulshada Rayidka, Qurbejoogta, Read more…
Odayaashii Dhaqanka Ee Xulista Ergada Oo Loo qaaday Turkiga – Qiil Uma Hayo
Muqdisho -Waxaa maanta ka ambabaxay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho odayaashii dhaqanka ee xulista ergooyinka ansaxinta dastuurka ee baryahan kusugnaa Muqdisho ayaa loo qaaday waddanka Turkiga. Read more…
Boqor Buur madaw Oo Lagu Xidhay Hargeysa
Hargeysa – Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa kusoo waramaya in ciidanka booliska Somaliland ay saaka ku xidheen garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buur madaw xilii uu dalka kusoo noqday isagoo kasoo kicitimay dalka Imaaraatka Carabta. Read more…