Archive
Daawo Kulankii Dubai – Calankii Meeyay?
Taliyihii Iyo Abaanduulihii Ciidamada SL Oo Xilkii Laga qaaday,Kuwo Cusubna La Magacaabay
Laaska News Feb. 9, 2012
Hargeysa – Warka laga helayo Hargeysa ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Somaliland Mr. Axmed Silaanyo uu xilkii ka qaaday Taliyaha Ciidamada (Mr. Jidhif) iyo Abaanduulaha (Mr. Ibraahim Caydiid- DD) ee Ciidamada Somaliland,uuna umagacabay Taliye iyo Abaanduule Cusub. Read more…
Madaxweynaha Somaliland oo ka dagay London.
London (Laaska News) Nov.20,2010.

Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Siilaanyo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta tagay Magaalada London,kadib marku kasoo dhoofay Wadanka Itoobiya oo uu booqasho 3 maalmood ah uu ku joogay halkaa. Read more…
Madaxweynaha Somaliland Mr.A.M.Siilaanyo oo ka hadlay Munaasabadda Ciidda
Hargaysa (Laaska News).November 16,2010.
Madaxweynaha Somaliland Mudane Amed Maxamed Siilaanyo ayaa masaajidka 26ka Juun Badhtamaha Hargeysa ah kula tukaday umadda Salaaddii Ciidda adxaa ee saaka.
Madaxweyne Siilaanyo ayaa waxaa ku wa heliyay tukashada Salaadda Ciidda Read more…
