Archive
Pres.Sharif Oo Ka Hadlay Xubnaha Ay Soo Celiyeen Guddiga Farsamadu Iyo Xalkooda, Ku: Maxkamadda Sare
Laaskanews August 26, 2012
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhawaaqay in Xubnihii odoyaasha dhaqanku ay usoo xuleen inay kamid noqdaan xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee ay celiyeen Guddiga Farsamadu ay arrintaas “go’aanka ugu dambeeya ay ka qaadan doonto maxkamadda Sare ee Dalka”. Read more…
Madaxweyne Shariif,Ergay Mahiga Oo Kulan Ka-yeeshay Baarlamaanka Kala Dhiman Iyo Dhammeystirkiisa
Laaska News August 23, 2012
Muqdisho -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md.Shariif Sh.Axmed iyo wakiilka Gaarka ah ee Xog.Guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Dr. A. Mahiga ayaa kulan ka yeeshay sidii loo dhammeystiri lahaa tirada liiska xildhibaanada cusub ee dalka Soomaaliya,August 22, 2012. Read more…
Somalia – Madaxweyne Shariif Oo Ka Hadlay Shaqada Guddiga Farsamada ,Habka Iyo Awoodda Xulista Baarlamaanka
Laaska News August 17, 2012 Update ” Warsaxaafadeed”

Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu maanta shir jaraa’id u qabtay kaga hadlay xiisadda maalmahan taagnayd ee xulista xubnaha Baarlamaanka iyo Guddiga farsamada ka dhex taagnayd ,warbaahintana aad looga maqlayay iyo cabashada kasoobaxaysay. Read more…
Madaxweyne Shariif Oo Kormeeray Balcad,Lana Kulmay Waxgarad Iyo Warka Warshaddii Balcad- Aug 1,2012 – SAWIRRO
Laaska News August 3, 2012

Madaxweyne Soomaaliya Md. Sheekh Shariif shiikh Axmed oo socdaal ku tagay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelada Dhexe Aug.1,2012 ayaa lasheegay inuu halkaa kula kulmay waxgaradka kusugan deegaankaas. Read more…
Madaxweyne Shariif Oo Ku Dhawaaqay tallaabooyin ay Dawladdu ka Qaadatay Xaaladda Afgooye – SAWIRRO
Laaska News July 31, 2012
“Tallaabadaasi waa bilaabatay dadkii lagu eedeeyay dad kamid ahna tallaabo ayaa lagag qaaday intii aan meesha wada joognay”- President Sharif

Madaxweynaha Soomaaliya Md. Sheekh Shariiff Sheekh Axmed ayaa jawaab degdeg ah kabixiyay cabashada ay u gudbiyeen shacabka ku dhaqan Afgooye xilli uu shalay uu kormeer gaaban ku tagay magaalada Afgooye kadib markii dadka deegaankaasi ay madaxweynaha iyo wafdigiisii ugudbiyeen eedeymo ku lid ah qaar ka tirsan ciidanka dawladda oo qawlaysi kula dhaqaaqay shacabka halkaa ku dhaqan ee Soomaaliyeed. Read more…
Madaxweyne Shariif Oo Socdaal Ku Tagay Markii Saddexaad Afgooye (July 30,2012),Kulamana Laqaatay Odayaasha – SAWIRRO
Laaska News July 31, 2012

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa socdaal ku tagay magaalada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose maalintii shalay oo bisha Luulyo ahayd 30,2012 , wuxuuna halkaa kulamo kula qaatay odoyaasha deegaanka iyo mas’uuliyiinta Degmada Afgooye. Read more…
Madaxwyne Shariif Oo Afur Sharafeed u Sameeyay Haween Soomaaliyeed oo Gudaha Iyo Dibadda Kayimid
Laaska News July 29, 2012
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md Sheekh Shariif Sh. Axmed oo ay waheliyaan Gabdhaha Koowaad ee dalka iyo Wasiirka Haweenka ee ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya afur-sharafeed ugu sameeyay haween Soomaaliyeed oo isugu jira kuwo ka yimid gudaha iyo dibadda dalka.
.
Afur- Sharafeedkan oo uu madaxweyne Shariif ku sharfay gabdhaha Soomaaliyeed oo la sameeyay 28/7/2012 ayaa Read more…
Madaxweyne Shariif Oo Furay Maxjarka Xoolaha Ee Jazeera – SAWIRRO
Laaska News July 29, 2012
Warka Dalka (Warka TFG da)

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta oo ah 28 /7/2012 xariggaa ka jaray maxjarka xoolaha ee Jasiira , kuna yaala duleedka magaalada Muqdisho ee Gobolka Shabeelada Hoose. Read more…
Madaxweyne Shariif Oo Booqday Afgooye,Kana Nabad Galay Weerar Jid Gooyo ah
Muqdisho – Wararka ka imanaya caasimaadda dalka ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Soomaaliya Md Shiikh Shariif Sh. Axmed oo ay weheliyaan xubno wasiiro ah,masuuliyiin xukuumadda ah,ciidamo iyo wariyayaal ay maanta socdaal ku tageen magaalada Afgooye oo uusan caga dhigin mudadii uu madaxweymaha ahaa . Read more…
Madaxweyne Shariif Oo Kulan La Qaatay Taliyayaasha Ciidamada Dawladda Iyo Kuwa AMISOM
Laaska News

Muqdisho - Apr.06 -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa maanta kulan kula qaatay kulliyaddii hore Ciidamada ee “Jaalle Siyaad” Taliyayaasha Ciidamada Dawladda iyo kuwa AMISOM,sida lagu sheegay warbaahinta xukuumadda.