Archive
Somalia -Shirkii Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Amniga iyo Soo Xulista Baarlamaanka,Magacaabista
Laaska News August 13, 2012
By:Canab
(Muqdisho, Isniin, 13 Augst 2012) Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Amniga, Soo xulista Baarlamaanka iyo Arrimo kale. Read more…
Somaliland Oo Sheegtay Guddi Cusub Oo Uga qayb galaya Wadahadalada TFG da
Hargeysa – Somaliland ayaa sheegtay inay magacawday guddi cusub oo ka kooban shan xubnood 14 /6/ 2012 oo uga qayb galaya wadahadalada lagu wado inay dhexmaraan TFG da iyo Somaliland ee la filayo inay ka dhacaan London bishan gudaheeda sida uu warbaahinta usheegay wasiirka warfaafintu.
Read more…
Hargeysa – Mr.Siilaanyo Oo Isbadel Ku Sameeyay Xukuumadda SL
Hargeysa - (Laas)-Madaxweynaha Somaliland Mr.A.M.Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta oo taariikhdu tahay 14 ka Maarso 2012, waxa uu xil kaqaadis,kalabadal iyo magacaabid kusameeyay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, & Madax Hay’adeed,sidoo kalana wuxuu magacaabay xilalal cusub. Read more…
Somalia: Wasiiro Laysku Badaley – Warsaxaafadeed
Laaska News Feb. 15, 2012 Warka TFG da
Muqdisho – 14/2/2012 – Warsaxaafeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in isku shaandheyn kooban lagu sameeyay qaar ka tirsan xubnaha golaha wasiirrada. Read more…
Somalia:Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in Agaasime Cusub loo magacaabay Wakaallada SONNA
Laaska News April 21,2011.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta ee Xukuumadda KMG Soomaaliya Mudane C/kariin Xasan Jaamac oo Read more…