Archive
Posts Tagged ‘Mawqifka Soomaaliya’
Somalia:Mowqifka Dawladda ee Arrinta Kenya – War-Saxaafaddeed
Saturday, October 29, 2011
Comments off
Laaska News Oct. 29,2011
Muqdisho,Somalia -Warsaxaafadeedkan qeexaya mawqifka Dawladda ayaa wuxuu uu soo baxay 27 Oktoobar sida lagu shaaciyay warbaahinta dawladda,wuxuuna uqornaa sida soo socota:

War Saxaafadeed Mowqifka Dawladda Soomaaliyeed.
Bismilahi Rahman Raxiim;
Waxaan halkan Maanta idiin ku soo gudbinayaa dhowr Read more…
SOMALIA:Nuqulka Bayaanka CADDEYNTA MOWQIFKA DAWLADDA SOOMAALIYA kasoo Saartay Arinta Kenya – Akhriso
Wednesday, October 26, 2011
Comments off
Laaska News Oct. 26,2011

Muqdisho,Somalia -Warbaahinta Dawladda Soomaaliya ayaa lagu faafiyay nuqulka qoraal bayaan ah oo lagu caddaynayo mawqifka Dawladda Soomaaliya ee ku aadan Kenya. Read more…