Archive
Posts Tagged ‘Metro State University’
Soomaali Ka Qalin Jabisay Jaamacad Ku Taal Maraykanka
Monday, April 30, 2012
Comments off
Laaska News Apr.30, 2012
Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay Jaamacadda Metro State, Minnesoto.

Munaasabad balaaran oo ay kasoo qayb-galeen madax, macalamiin, arday waaladiin iyo maamulka jaamacadda Metro State University looguna dabaal-dagayay qalin-jibinta arday badan oo wax ka baratay jamacadda ayaa xalay lagu qabtay magaalada St.Paul ee Gobalka Minnesoto ee dalka Mareykanka.