Archive
Posts Tagged ‘Munaasabadda 12 ka April’
Soomaliya Oo U Dabaal Degtay Sanad-Guuradii 52 aad Ee Aas-Aaska Ciidanka Xoogga Dalka
Monday, April 23, 2012
Comments off
Muqdisho – Waxaa maanta caasimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu xusayo maalinta Ciidanka X D S ee “12 ka April” looguna dabaal dagayo sanad guuradii 52 aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii la aas-aasay ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ee 12 kii April 1960 kii. Read more…
Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Hambalyo Diiran U Diray Ciidammada XDS, Munaasabadda 12 Ka April
Friday, April 13, 2012
Comments off
Laaska News Apr. 13, 2012
Muqdisho. Apr.12 -Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa Hambalyo ku aadan sannad guurrada 52-aad ee ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed u diray Xoogga dalka, isagoo u rajeeyay in ay sannadaha soo socda dib u soo celiyaan awooddii Ciidammada Xoogga dalka. Read more…