Archive
UN SG’s Mini-Summit on Somalia in New York, President of Somalia attended by Video Teleconference from Mogadishu
UN News.
Related:
‘No time to lose’ to advance peace and democracy in Somalia – Ban
UNITED NATIONS, 26 September 2012 – Secretary-General Ban Ki-moon today praised Somalia for the progress in its democratic transition and called on the international community to continue supporting the East African nation, stressing that “there is no time to lose” as the country is still facing serious humanitarian and security challenges. Read more…
New York – Somali PM Iyo Ban Ki-Moon Oo Shir Gudoomiyay Kulankii Gaarka Ahaa Ee Looga Hadlay Somalia
Laaska News Sept. 28, 2012
New York – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo Xooghaya Guud ee QM Baan Ki-Moon ayaa shir gudoominayey kulankii gaarka ahaa ee looga hadlayey Arimaha Soomaaliya waxaana shirkaas ka soo qayb galay Madaxweynaha Masar, Madaxweynaha Kenya, Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga, Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Xoghayaha Arimaha dibada ee Maraykanka, Wasiirka Arimaha Dibabada ee Turkiga, Maxaweyne ku xigeenka Ugandha,Xoghayaha Arimaha Siyaasada ee Midowga Yurub iyo Madax kale oo faro badan,waxaana kulankaas dhanka Stellate oo Muuqaal ah uga qayb galay madaxweynaha Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud. Read more…
UN-unsanctioned violence can lead to chaos-Putin
Laaska News Sept. 27, 2012
Military actions or violence unsanctioned by the UN are unacceptable and can trigger chaos and destabilization, Russia’s President Vladimir Putin stated during the credential-giving ceremony to foreign ambassadors in Moscow. Read more…
Arab Nations Should Intervene In Syria -Qatari leader
Laaska News Sept. 26, 2012
Arab nations should intervene in Syria given the UN Security Council’s failure to stop the civil war in the country, Qatari Emir Sheikh Hamad bin Khalifa al-Thani said on Tuesday. Read more…
Muqdisho Oo Magacaabis PM Ugu Dabaal Dagtay Rasaas Madaxtooyada Oo Beenisay,Xukuumadda Oo Ka Digtay Ridista Rasaasta
Laaska News Sept. 26, 2012
Muqdisho -iyadoo ay shacabka Soomaaliyeed ay dhegaha u taagayaan shaksiga uu noqonqyo PM dalka ee uu ku dhawaaqi doono Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wararka lahga helayo caasimadda soomaaliya ee Muqdisho ayaa ku soo waramaya in Muqdisho looga dabaaldagay magacaabis Ra’iisal Wasaare oo ay shacabku maqleen in la magacaabay, rasaas dabaal deg ahna ay ciidamadu rideen Sept.25, 2012. Read more…
UN Envoy Lakhdar tells UN Council Syria Conflict Worsening
Laaska News Sept. 25, 2012
Ergayga Qaramada Midoobay & Jaamacadda Carabta u qaabilsan Suuriya oo warbixintii u horraysay ugudbiyay golaha Amniga ee Jamciyadda Quruumaha ka dhaxaysa Isniintii ayaa sheegay in xaaladda Suuriya ay kasii darayso oo dagaalka sokeeye ee Suuriya uu sii xumaanayo,dalkana ay kusii kordhayso dhibaato xagga cuntoda ah (dalka oo ay kasii yaraanayso cuntada) sida waxaa laga sheegay kulan albaabadu uxidhan yihiin oo ay xubnaha goluhu la yeesheen. Read more…
Somalia – Dad Rayad Ah Oo Ku Dhintay Rasaas La Sheegay Inay Laba Ciidan Iskurideen
Laaska News Sept. 25, 2012
Muqdisho -, Sept.24 -Israsaasayn dhexmartay Laba ciidan oo kawada tirsan ciidanka dawladda ayaa la sheegay inay ku dhinteen 4 qof, kuna dhaawacmeen 3 kale kadib markii ay rasaastaasi haleeshay mid kamid ah gaadiidka isaga dhex goosha caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho iyo degmada Afgooye. Read more…
Somalia- Madaxweynaha JFS Oo Qaabilay Wakiilka M Y (Sept.22,2012)
Laaska News Sept. 23, 2012
Muqdisho, (Sept.22,2012)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay xaruunta Madaxtooyada Qaranka Soomaaliyeed Danjiraha Midawga Yurub usoo magacawday inuu Safiir uga noqdo Waddanka J F Somalia.
.
.
Ciidamada Dawladda Iyo Kuwa AMISOM Oo La Sheegay Inay Gaareen Deegaano U Dhaxeeya Balcad iyo Jawhar (Sept. 22, 2012)
Laaska News Sept 23, 2012
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa kusoo waramaya in ciidamada dawladda iyo kuwa AMISOM ay shalay gaareen deegaanno u dhaxeeya balcad iyo Jawhar, ayna halkaasi kajirto dhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemayo deegaanadaa. Read more…
Wararka ka imanaya deegaanada Koonfurta Soomaaliya ayaa ku soo waramaya in dad rayad ah oo xoolo dhaqato ah oo kusugnaa deegaanka lagu magacaabo Janaay Cabdalle oo ka tirsan Gobolka Jubada Hoose ay ciidamada kenya ee ka tirsan ciidamada huwanka ah ee dagaalka kaga jira aagga J/Hoose ay axaddii ( Sept. 23) ku dileen dad reer guuraa ah ama xoolo dhaqato ah oo la sheegay inay ahaayeen dad rayad ah oo aan hubaysnayn, qaar kalana ku dhaawacaeen, warkaas oo si xoog leh usoo baxay lagana sheegay warbaahinta.