Archive
Airmen Break Power of the Mad Mullah (Dervishes),Who Is Somaliland?
Laaska News.
Somaliland Ruler,Long a Menace to the British,Said to be Uterly Crushed.
Jauary 25, 1921 (The New York Times ).
Washington. Jan. 24. – Complete destruction of the power of the “Mad Mullah” the native ruler of Somaliland , Africa, and for thirty-four years a Read more…
Madaxweyne Shariif Oo Hambalyo Udiray Shacabka, Kana Hadlay Arrinta SL
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Shariif Sh Axmed ayaa hambalyo ku aaddan 52 guuradii ka soo wareegtay xornimada gobollada woqooyi ee dalka u diray shacabka Soomaaliyeed. Read more…
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Wadahadalka Somaliland
Muqdisho March 8 (Laaska News) — Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif oo munaasabaddii 8da Maarso ee maalinta Haweenka ama hooyooyinka ee lagu qabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho khudbad ka jeediyay ayaa sheegay in xukuumadda ay si dhaqso ah guddi uqabanayso wadahadal lagala Soomaaliland. Read more…
Soomaaliya – Daawo Sawirrada Munaasabadda 26-ka June
Laaska News June 26,2011
Muqdisho, Somalia – Waxaa caawa lagu qabtay Xaflad lagu maamuusayay sannad guuradii 51-aad ee 26 june 1960 kii oo ka dhacday villa Somaaliya
.

Calan saarka.
Somalia:Munaasabadda qaran ee 26-ka Jun oo la xusayo caawa
Laaska News June 25,2011
Xaflad ballaaran oo lagu maamuusayo Munaasabadda 26-ka Juun oo ah maalintii gobollada Woqooyi ay xorriyadda qaateen ayaa caawa lagu qabanayaa magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha guddi qaran oo loo xil saaray Read more…