Archive
Baargaal:Xildhibaan Puntland Ah Oo Lagu Dilay Duleedka
Laaska News Jan 28, 2012
Wararka laga helayo magaalada Baargaal ayaa kusoo waramaya in shalay galabtii waqti gaaban ay dabley hubaysani ku dileen Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland oo lagu magacaabi jiray Bile Maxamuud Yuusuf xilli uu sii galayay magaalada Baargaal meel aan ka fogayn togga Baargaal . Read more…
Buuhoodle:Faahfaahin Weerarkii Ciidamada Somaliland Ku qaadeen Buuhoodle

Weerarkii ciidamada soomaaliland ku qaadeen Buuhoodle ayaa lagu soo waramaya inuu ahaa weerar gaadmo ah oo sii qorshaysnaa ayna fududeeyeen ciidamo deegaanka ah oo maamulkaa ka tirsan, maalmo ka horna soo galay magaalada,sida laga helay dad wargaleen ah. Read more…
KENYA:Faarax Macaliin Kenya fara galin kuma hayso Soomaaliya
Laaska News August 27,2011 Warka TFG da
Dowladda Kenya ayaa mar kale ku celisay in aysan fara galin toos ah ku haynin dowladda Soomaaliya kaddib markii arrimahaasi marar badan lagu eedeeyay.
Somalia:Laba Nin oo lagu dilay Magaalada Laascaanood – BEESHA
Laaska News May 17,2011
Lasanod (Laaska News) – Warka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in galabta, maqribka hortiisii magaalada Laascaanood ay dabley Read more…
Somalia:Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Sool oo Qarax ka badbaaday
Laaska News April 21,2011
Puntland bans Somali TFG officials from territory
Monday Jan.24,2011 Laaska News www.laaska.wordpress.com
MOGADISHU – Somalia’s semi-autonomous Puntland region has barred central government officials from entering its territory, an official said, as a row between Puntland and the capital Mogadishu escalated. Read more…
Puntland oo jartay Wada shaqayntii Dawlaadda KMG Soomaaliyeed—Warsaxaafadeed PL & Dr.Da’ud Bisinle — DHAGEYSO.
Laaska News January17,2011
Garowe,Puntland- Golaha Wasiirada ee Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland ayaa shalay Jan.16. kulan aan caadi ahayn ku yeeshay Magaalada Garowe,waxaana kulankooda kasoo Read more…
Factbox: Key facts about Sudan’s disputed Abyei region
Laaska News January 13,2011
By Reuters
KHARTOUM Jan 10- Here are some facts about Sudan’s disputed Abyei region which many fear could spark further north-south violence during and after the referendum on independence for southern Sudan. Read more…
