Muqdisho -Waxaa maanta ka ambabaxay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho odayaashii dhaqanka ee xulista ergooyinka ansaxinta dastuurka ee baryahan kusugnaa Muqdisho ayaa loo qaaday waddanka Turkiga. Read more…
Laaska News Apr.30, 2012
Waxaa isa soo taraya qayla dhaanta ka imanaysa Soomaali ku xidhxidhan xabsiyada Turkiga,waxaana lagusoo waramaya inay dadkaasi ku jiraan dumar iyo caruur waliba la sheegay inay ku jiraan ilmo 4 jir ah,warkaas oo aan ahayn mid qarsoon oo laga sheegay warbaahinta. Read more…
Laaska News Apr.27, 2012
April 27 ( LN) – Faysal Cali Waraabe oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID,Somaliland iyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ku kulmay dalka Imaaraadka Carabta. Read more…
Laaska News Apr.20, 2012
Wadahadalka lagaga baaqay shirkii London inay yeeshaan xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland waa arrin aysan umadda Soomaaliyeed meel ay joogaanba aysan garan walina aysan helin cid si rasmi ah uga bixisa sharaxaad ay dadku ku qancaan,waxaase isweydiin leh labada war ee lakala haysto ee Hargeysa iyo Xamar kala yaal kee run ah? Read more…
Hargeysa April 19 (LN) — Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ka hadlay wadahadalada lagu waday inay yeeshaan xukuumadda KMG Somaaliya iyo Somalilandoo ayaa sheegay inaanay xukuumadda Somaliland aanay haqayb galayn wadahadalada haddii aan laga saarin waxyaalaha carqaladaynaya wadahadalada. Read more…
Laaska News Apr. 18, 2012

Garowe – Apr.18.Wararka ka imanaya magaalada xarunta u ah Puntland ee Garowe ayaa ku waramaya in maanta lagu ansixiyay dastuur cusub oo uu yeelanayo Maamulka Puntland,kadib markii ergooyin laga soo xulay Read more…
Laaska News Apr. 18, 2012
Apr.17 (LN) -Wasiirka Qorshaynta Puntland Da’uud Maxamed Cumar (Da’uud Bisinle) oo wareysi siiyay laanta sf-Soomaaliga ah ee idaacadda BBCda ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kasoo yeedhay Prof. Cali Khaliif Galeydh mar uu dhawaan idaacadda BBC da wareysi siiyay oo uu Read more…
Laaska News Apr. 17, 2012
Waxaa lagu soo waramayaa in dayaarado dagaal oo aan haybtooda lagaranayn ay duqeyn ugeysteen habeenimadii xalay deegaanka Gumbax oo ka tirsan degmada Baargaal, Gobolka Bari. Read more…
Laaska News Apr. 16, 2012
Sida lawada ogsoon yahay waxa dhawaan xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland ay magacaabeen guddiyo uga qayb galaya wadahadalka lagu wado inay dhawaan yeeshaan,waxaana indhawayd lays weydiinayay waxa laga wada hadlayo,cidda leh inay wada hadlaan. Read more…
Laaska News Apr. 8, 2012
Hargeysa – Wararka laga helaya magaalada Hargeysa ayaa kusoo waramaya in warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliland lagu sheegay in madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Silaanyo uu magacaabay guddi wadahadal la gala Soomaaliya. Read more…
Waxaa arrin la yaable ah dalka waxaa kajira xukuumad iyo Baarlamaan,shaqadii ay iyagu lahaayeen haddii ay tahay dal iyo dibad waxaa shaqadoodii ku haysta oo garab socda oo kagaba horreeya waddamo kale,hay’ado,iyo qaar maamulada kamid ah,kooxo iyo shakhsiyaad.
.
Sida la wada ogsoon yahay xukuumadda Soomaaliya waxaa la gu dhisay hab beeleed lagu magacaabay 4.5 ka. Read more…
Muqdisho .March 25 (Laaska News)-Wararka nagasoo gaaraya magaalooyinka Gaalkacyo iyo Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Madaxweynihii hore ee Dawladda KMG Soomaaliya Col. Read more…
Laaska News

Dhammaan umadda Soomaaliyeed waxaan ogeysiinaynaa in (Alleh Ha Unaxariistee) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Col. Cabdullaahi Yuusuf Axmed uu geeriyooday. Read more…
By:Maxamed Samatar Yuusuf Garabyare
Allah Ha unaxariistee wuxuu marxuum Bille Maxamuud Yuusuf garabyare dhashay 1952dii, wuxuuna ku dhashay magaalada Xaabbo ee Degmada Caluula.
Wuxuu booliska soomaaliya qortay 1975tii.
Waxa uu ka soo shaqeeyay gobolada soomaaliya intooda Read more…
Laaska News Feb. 27, 2012
“Somalidu Ka qayb Galka Shirka London Muhiim Bay ahayd”
.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo dalka dib ugu soo laabtay shalay kadib markii uu kasoo qayb galay shir ka dhacay London 23 Feb oo looga hadlayay Soomaaliya,shirkaas oo la magac baxay “Shirka London”. Read more…
Laaska News Feb. 25, 2012 Warka TFG da Hoos ka akhri

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiraxmaan Sh. Maxamuud (Dr. Faroole) ayaa ka digay in la kala qaybiyo gobolada Soomaaliya,waxa kale oo uu kadigay in mar kale madaxda Soomaalida soo kala dhex galasho” in lagu Read more…
Laaska News Feb. 24, 2012 WARKA TFG da
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo baaqkii ka soo baxay shirkii lagu soo gabagabeeyay magaalada London ee arrimaha Soomaaliya looga hadlayay, kaasi oo ku aadanaa in Soomaaliland ay ka wada hadlaan ayahooda, isagoo dhanka kale sheegay in uu guuleystay shirkii London. Read more…
Tags: Galmudug, Mogadishu, Muqdisho, News, POLITICS, PUNTLAND, Shirka London, SOMALIA, Somaliland, Soomaaliya, War Murtiyeed, WORLD
Laaska News Feb. 24, 2012
Waxaa wax wax lala yaabo ah in umadda Soomaaliyeed ay ku jirto jaah wareer ay ku rideen kuwo siyaasiyiinta u ah iyo warbaahinta oo ba kadaran,waxaa kale oo kasii daran in shirka London ee 26 ka qodob kasoo baxeen ee maalinta ku dhamaaday uu noqonayo kii Soomaali indhaha u furi lahaa oo ay ku fahmi lahaayeen waxyaalo badan oo umadda Soomaaliyeed ka qarsoonaa. Read more…
Shirka London oo soo xirmay iyo bayaan (War murtiyeed) kii kasoo baxay oo ku qoran afka Ingiriiska. Read more…
Laaska News Feb. 23, 2012
Waxaan ugu baaqaynaa Mas’uuliyiinta Soomaaliyeed ee ka qayb galaysa shirka London inay ku adkaystaan in laga taageero dhismaha ciidan qaran oo Soomaaliya (Ciidanka XDS) yeelato oo ka kooban Soomaali oo dhan,dib udhis lagu sameeyo dalka iyo arrinta Soomaaliya ay u taalo Soomaaliya. Read more…