Archive
Posts Tagged ‘Qalin Jabin’
Soomaali Ka Qalin Jabisay Jaamacad Ku Taal Maraykanka
Monday, April 30, 2012
Comments off
Laaska News Apr.30, 2012
Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay Jaamacadda Metro State, Minnesoto.

Munaasabad balaaran oo ay kasoo qayb-galeen madax, macalamiin, arday waaladiin iyo maamulka jaamacadda Metro State University looguna dabaal-dagayay qalin-jibinta arday badan oo wax ka baratay jamacadda ayaa xalay lagu qabtay magaalada St.Paul ee Gobalka Minnesoto ee dalka Mareykanka.
Somalia:Arday ka Qalin-Jebisay Jaamacadaha Wadanka Pakistan – SAWIRRO
Sunday, August 7, 2011
Comments off
Somalia:Xaflad Qalin jebin ah oo lagu qabtay Muqdisho-SAWIRRO
Saturday, June 18, 2011
Comments off
Laaska News June 18,2011
Muqdisho,Somalia – Xaflad ay ku qalin jabiyeen in ka badan 40 Arday ayaa maanta lagu qabtay Jaamacadda Indian Octian ee magaalada Muqdisho. Read more…