Archive
Somalia – Dhimashada Qaraxyadii Muqdisho Oo La Sheegay Inay Korodhay
Laaska News Sept. 21, 2012
Muqdisho-Qasaaraha ay gaysteen qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho shalay galinkii dambe (maqribadii) ayaa lagu soo waramayaa in dadka ku dhintay ay hadda korodhay oo ay gaadhay 27 qof, halka dhaawacana la sheegay inuu kabadan yahay 40 qof sidaana waxaa sheegay Wasiirka Caafimaadka Somalia Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf oo la hadlay VOA da. Read more…
Venezuela – Dhimashada Qarax Sifayn Shidaal Oo Gaadhay 41 Qof
Laaskanews August 27, 2012
Qarax ka dhacay sifayn Batrool oo ku taala Venezuela, gaystayna waxyeelo farao badan ayaa la sheegay in dadka ku geeriyooday ay tiradoodu gaadhay 41 qof. Read more…
Giriig – Qarax Kadhacay Caways Kuyaal Atanis
Laaska News July 16, 2012
Qarax xooggan ayaa la sheegay inuu ka dhacay kalaab ama caweyska lagu caweeyo oo kuyaal magaalada Athens Axaddii. Read more…
Qarax – Weerar Kadhacy Garissa,Kiiniya Oo Gaystay 17 Dhimasho ,
Waxaa lagusoo waramaya in qaraxyo ka dhacay magaalada Gaarisa ee kutaal waqooyi Bari ee dalka Kenya ay gaysteen qasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.Qaraxyada oo la sheegay inay ka dhaceen laba kaniisadood,waxaana warbaahintu uga warantay siyaalo kaladuwan, Read more…
Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Afgooye
Muqdisho -Waxaa lagu soo waramayaa in qarax uu ka dhacay maanta magaalada Afgooye,qaraxaas oo la sheegay inuu ahaa mid ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaalaha qarxa laga soo buuxiyay sida ay ku warameen wakaaladaha wararku. Read more…
Qarax La Sheegay Inuu Ka Dhacay Baydhabo
Laaska News Apr. 17, 2012
Waxaa lagu soo waramayaa in qarx ka dhacay maanta magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay. Read more…
Garbaharrey – Qaraxyo Geystay Dhimasho,Dhaawac
Laaska News Apr. 15, 2012
Wararka laga helayo magaalo madaxda Gobolka Gedo ee Garbaharray ayaa kusoo waramaya in qaraxyo ka dhacay magaalada ay geysteen qasaare dhimasho iyo dhaawac ba leh,sida lagu sheegay warbaahin kala duwan oo soo xiganaya ilo kala duwan. Read more…
Qarax Qasaare Geystay Oo Ka Dhacay Baydhabo
Muqdisho – Waxaa lagu soo waramayaa in maanta qarax ka dhacay meel suuq ah oo ku yaal magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay uuna geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac,sida ay ku warameen warbaahin kala duwan oo dal iyo dibad ba leh . Read more…
Qaraxyo Ka Dhacay Meel U Dhaw Goobta Uu Ka Soconoyo Shirka Carabta Ee Baqdaad – Reports
Laaska News Mar. 29, 2012
Saaruukh ama Baasuuke ayaa ku dhacay geeska goobta cagaaran ee Qalcadda ah ee ku taal Baqdaad,halkaas oo uu kasoconayo shirka Jaamacadda Carabta oo ay ka qayb qaadanayaan 9 Madaxweyne sidaa Read more…
Qaraxii Maanta Ee Muqdisho Oo La Sheegay Inuu Ka Dhacay Makhaayad Ku taal Banaanka Hore Ee Madaxtooyada
Muqdisho- Qaraxa maanta ka dhacay Muqdisho ayaa la sheegay inuu ka dhacay makhaayad ku taala afaafka hore ee Madaxtooyada. Read more…