Archive
Somalia- PM Gaas,Ergay Mahiga Oo Kulan Laqaatay Odayaasha Dhaqanka – SAWIRRO
Laaska News July 25, 2012

Muqdisho Jul.24.2012 – Ra’iisal wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali-gaas oo ay waheliyaan xubno wasiirada kamid ah, Ergay Mahiga iyo xubno kasocda beesha caalamka ayaa maanta kulan laqaatay odayaasha dhaqanka kulankaas oo ujeedadiisu ahayd sidii loo dadajin lahaa “liiska Ergada Ansixinta Dastuurka si loo dhamaystiro diwaan galaintooda”. Read more…
“Baarlamaanka Somalia In Laga Dhigo 275″ – Beesha Caalamka Oo Ogolaatay – Ergay Mahiga
Laaska News July 24, 2012
“Ergayga gaarka ah oo sheegay in Beesha caalamku ay ogolaatay in baarlamaanka Soomaaliya laga dhigo 275″
Muqdisho, Jul 23 – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Amb. Mahiga ayaa sheegay in la’ ogolaaday in Baarlamaanka Soomaaliya laga dhigo 275. Read more…
War-murtiyeedka Kasoobaxay Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG)
Laaska News 4 July 2012.
by Canab

Photo:RM
Moqdisho 04,July, 2012……. Shirka 22aad ee Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) ayaa lagu qabtay Rome 2da ilaa iyo 3da Luulyo 2012 iyadoo uu guddoominayay wakiilka gaarka ah ee xog’haya qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Dr. Augustine Mahiga iyo wadamada Norway iyo Mareykanka. Read more…
Suuriya Oo Ogolaatay Inay Kuxigeenka QM ee Arrimaha Bani Aadamka ay Gasho Waddanka
Laaska News Mar. 6, 2012

Kuxigeenka Xoghayaha guud ee QM ee Arrimaha Bani Aaadamka Valerie Amos ayaa dawladda Suuriya ka heshay ogolaansho ay ku gasho waddanka sida ay warisay wakaaladda Wararka ee Interfax. Read more…
Somalia:Wafdi ka Socda QM Oo Kulamo La Qaatay Madaxda Dalka
Laaska news Nov.23,2011 Warka TFG da

Muqdisho – Wafdigaan ka socday Q.midoobay ee maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxaa hogaaminaysay wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Guud ee Q.M u qaabilsan arrimah caruurta.
Somalia:Qaramada Midoobay oo baaq u dirtay madaxda Soomaalida
Laaska News June 25,2011
Warsaxaafadeed ay shalay goluhu ka soo saareen shir ay ku yeeshen magaalada New York ayaa madaxda dowaldda Somaaliyeed loogu baaqay in ay dhowaraan heshiiskii magaalada Kampala ay ku kala saxiixdeen oo dhamaad u ahaa khilaaf siyaasadeed oo madaxda u dhexeeyay. Read more…
Shiinaha oo taageereysa Soomaaliya
Laaska News March 11,2011 Warka TFG da
(RM) -Mar.10-Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay inay ay taageereyso nabad ku soo dabbaalidda Soomaaliya iyo xoojinta howsha siyaasadeed ee dowladda, sida uu sheegay safiirka dowladda Read more…