Archive

Posts Tagged ‘qorulugud’

Baaq nabadeed oo ay soo saareen culumaa’udiinka Gobolka cayn

Monday, February 14, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 14,2011

Buuhoodle:Baaq Nabadeed oo ay soo saareen culumaa’udiinka Gobolka Caymeed Read more…

Laascaanood:Baaq Nabadeed oo ay soo saareen Culumaa’udiinka Gobolka Sool.

Sunday, February 13, 2011 Comments off

Laascaanod, February 13,  2011 Laaska News

Baaq Nabadeed oo ay soo saareen Culumaa’udiinka Gobolka Sool.

 13/02/2011
 Laascaanood.
Mahadoo dhan Alle ayey u sugnaatay, nabad iyo naxariisna nebiggeenna korkiisa ha ahaato, intaas ka dib:

Read more…

Somalia:Guddiga Dib uheshiisiinta Qaranka oo baaq u diray beelaha ku dagaalamay Kalshaale

Wednesday, February 9, 2011 Comments off

Baaq ku socda Beelaha ku dagaalamay Kalshaale
      

Wednesday, 09 February 2011 Laaska News
Muqdisho (RM) – Gudiga dib u heshiisiinta Qaranka ayaa ugu baaqay dhinacyadii dirirtu ku dhexmartay deegaanka Kalshaale ee degmada Buuhoodle inay joojiyaan gacan kahadalka iyagoona baaq kasoo saaray abaaraha kajira gobolada Soomaliya. Read more…

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay colaadii Kalshaale & Hagoogane – DHGEYSO

Tuesday, February 8, 2011 Comments off

Feberuary 08,2011 Laaska News.

Hargeysa – Wasiirka warfaafinta ee maamulka Somaliland oo markii ugu horeeyay ka hadlay colaada ka aloosan Baliyada Kalshaale iyo Maygaagle ee gobolka Caymeed Dhageyso Read more…

Horufadhi:Tacshiiran nin ku dhintay midkalena ku dhaawacmay oo ka dhacday degmada Horufadhi

Wednesday, February 2, 2011 Comments off

Feberuary 02,2011 Laaska News

(Horufadhi, Feb. 01,  2011 Ceegaag Online)
Wararka Naga soo gaadhay Degmada Hurufadhi oo katirsan Gobolka Cayn ayaa ku soo Waramaya in tacshiirad sababaytay Dhimasho iyo Dhaawac galabta ay ka dhacday Gudaha Magaaladaasi Hurufadhi, Read more…

Liiska Maxaabiista lagu qabtay Dagaalkii Hagoogane;Magacyadooda iyo Beelahooda – All Axmed Garaad(Buuhoodle)

Tuesday, February 1, 2011 Comments off

Feberuary 1,2011 Laaska News.

Liiska Maxaabiista lagu qabtay Dagaalkii Hagoogane;Magacyadooda iyo Beelahooda – All Axmed Garaad(Buuhoodle) . Read more…

Colaadii baliga Kalshaale oo soo cusboonaatay -Wariyaha Mandaqada oo faah faahiyay

Monday, January 31, 2011 Comments off

January 31,2011 Laaska News.


Wariyaha Mandaqada Mr. Cali Dhagjar,Ceegaag Online oo faah faahin kabixiyay colaad ka cusboonaatay Baliyada Kalshaale oo warbaahintu siyaalo kala duwan wax uga sheegeen,halkan ka akhri.

Read more…

Wakiil u Dacwihii Beesha Buuhoodle oo ka Hadlay go’aankii Laga soo saaray Maygaagle kuna tilmaamay Xukunka Kalshaale Mid sharci daro ah

Thursday, December 9, 2010 Comments off

Laaska News December 09,2010.

Maygaagle-Beesha Buuhoodle oo aan Dacwadii ku qancin,Ambiilna Kaqaatay Dacwada kusaabsan Lahaanshaha Kalshaale.Maadaama lahaanshaha Kalshaale Sharuud looga dhigay Markhaati iyo Dhaar,arrintaas oo Beesha Buuhoodle ay maxkamaddii Read more…

Maygaagle:Isimada Buuhoodle & Gudiga Dhex Dhexaadinta oo ka Hadlay Deegaamayta Baliga Kalshaale

Tuesday, December 7, 2010 Comments off

Laaska News (Ceegaag Online) December 07,2010.

Maygaagle

Waraysi Gaaban oo aanu la yeelanay Suldaan Cisman Suldaan Cali Suldaan Madar Dhageyso.

Read more…

Maygaagle:Maxkamadii oo maanta Dhagaysatay Qareenada Labada Beelood & Beesha Buuhoodle oo lahaanshaha Kalshaale u heshay Markhaatiyadii,Goobtana Keentay

Tuesday, December 7, 2010 Comments off

 

Laaska News (Ceegaag Online).December 07,2010.

Maygaagle,Dacwadii ka socotay Deegaanka Maygaagle ayaa Maanta gashay Maalintii Saddexaadi Waxana Culumadii Hogaaminaysay Dacwadaasi Maanta Waydiiyeen inay labada Beelood Maxkamada u soo bandhigaan Mulkiyada Baliga kalshaale ay labada Beelood ku Doodayaan inay labaduna sheeganayaa inay leeyihiin Baliga kalshaale oo Labada Ardaa ku muran san yihiin.
Read more…