Archive
Pres.Sharif Oo Ka Hadlay Xubnaha Ay Soo Celiyeen Guddiga Farsamadu Iyo Xalkooda, Ku: Maxkamadda Sare
Laaskanews August 26, 2012
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhawaaqay in Xubnihii odoyaasha dhaqanku ay usoo xuleen inay kamid noqdaan xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee ay celiyeen Guddiga Farsamadu ay arrintaas “go’aanka ugu dambeeya ay ka qaadan doonto maxkamadda Sare ee Dalka”. Read more…
Somalia – Pres. Sharif Oo Ka Hadlay Sharciyadda Xukuumadda, Degmooyinka, Shirka Islaamka – Shir Jaraa’id
Laaska News August 16, 2012

Muqdisho, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa markii uu soo dagay waxaa loo soo dhaweeyay si diiran, kadibna shir jaraa’id oo uu ku qabtay xaruunta madaxtooyada Soomaaliya oo uu kula hadlay warbaahinta ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda waddanka uu Read more…
Muqdisho – Musharaxiin Isdaba Dhigay Dhaliil, Soojeedin Qodobo Iyo Spoilers Oo Aan Wali Lafahmin
Laaska News 4 July 2012
“In Loo Sinaado la kulanka Odayaasha & in Musharaxiintu Wakiilo Ku Yeeshaan Guddiga Farsamada”.
Muqdisho - Qaar kamid ah musharaxiinta u taagan madaxtinimada Soomaaliya oo gaadhaya 7 musharax ayaa maanta shir jaraa’id kuqabtay magaalada Muqdisho kana hadlay arrimo dhawr ah oo isugu jira soo jeedin,waxyaalo ay dhaliilsan yihiin, arrimo la xidhiidha doorashada iyo in loo sinaado xidhiidhka iyo la kulanka odayaasha dhaqanka,sidoo kale eaxay ka hadleen Musharaxiinta TFG da iyo gacan ku haynta hantida qaranka iyo ololaha doorashada. Read more…
Somalia:Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Qabtay Shirjaraa’id – DHAGEYSO
Laaska News Sept. 29,2011 Warka TFG da
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka – Shirjaraa’id
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa sheegay in haddii beesha caalamka laga helo kaalmooyinkii loogu talagalay Read more…
Somalia:Madaxweyne Shariif iyo Ra’isulwasaare C/weli oo Wadajir Goor Dhaweyd uga Hadlay Marxaladaha Dalka – Akhri/Dhagayso
Laaska News August 6,2011

Read more…