Archive
Ra’isal Wasaaraha Oo Ka Hadlay Socdaalkiisii Iyo Arrimo Kale
Muqdisho – Ra’isal Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligas ayaa warbaahinta kula hadlay Garoonka diyaaradaha ee Adan Cadde ee magaalada Muqdisho,kadib markii uu dalka kusoo laabtay duhurnimadii shalay (sida lagu sheegay warbaahinta qaranka) ayaa ka Read more…
Declaration of the Stanbul II Conference On Somalia
Shirkii Istanbul 2 Ee Soomaaliya ,Qodobabada Warmurtiyeedka
Declaration of the Stanbul II Conference On Somalia
Shirkii Istanbul 2 Ee Soomaaliya ,Qodobabada Warmurtiyeedka
Laaska News Warka TFG da.
Afhayeenka Xukuumadda Eng Yariisoow ayaa Qodobada ugu muhiimsan Warmurtiyeedka u akhriyay Radio Muqdisho sida lagu sheegay warbaahinta qaranka.Warmurtiyeedka oo ka kooban 40 qodob ayaa qodobada ugu muhiimsan waxay kala yihiin:- Read more…
Shirka Soomaalida Ee Istanbuul 2 Oo Furmay
Istanbul - Shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa maanta ka furmay caasimadda labaad ee dalka Turkiga ee Istanbuul.
Shirkan oo ay kasoo qayb galeen in kabadan 50 dawladood iyo hay’ado caalami ah ayaa wuxuu socon doonaa laba cisho, waxaana looga hadlayaa arrimaha dhaqaalaha iyo horumarinta,dib u dhiska,siyaasadda iwm. Read more…