Archive
Wafdigii Dawladda Soomaaliya,Maamulka SL Ee Wadahadaladii London Oo La Kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Britain
“Hambalyo – Bal shacabka Dibadda Kunool hadaad Mideysaan”.
“Warkani wuxuu kusoobaxay warbaahinta qaranka.”

Photo:RM
June 24, 2012 – Kulankan oo ka dhacay agagaarka Lambroke Road ee magaalada London isla markaana ay soo qabanqaabiyeen safaaradda Soomaalida & jaaliyadda Soomaaliyeed eek u dhaqan magaaladaasi waxay wefdiga dowladda KMG ah & Ing. Feysal Cali Waraabe ugu waramayeen heshiiskii hordhacca ahaa ee ay ku gareen dhawaan dalka Ingiriiska. Read more…
Shirkii Dawladda Soomaaliya,Maamulka Somaliland Oo Ay Kasoo baxeen Qodobo
Waxaa lasoo gabagabeeyay shirkii wadahahadalada ergooyinka Dawladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland labada maalmood uga socday dalka ingiriiska,waxaana lagasoo waramaya in wafuudi labada dhinac kasocday ay ku heshiiyeen qodobo dhawr ah sida ay warbaahinta usheegeen gabagabadii Read more…
Somaliland iyo TFG du Goormay Soomaali U Sharxayaan Waxa Wada Hadalku Yahay?
Laaska News Apr.20, 2012
Wadahadalka lagaga baaqay shirkii London inay yeeshaan xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland waa arrin aysan umadda Soomaaliyeed meel ay joogaanba aysan garan walina aysan helin cid si rasmi ah uga bixisa sharaxaad ay dadku ku qancaan,waxaase isweydiin leh labada war ee lakala haysto ee Hargeysa iyo Xamar kala yaal kee run ah? Read more…
Somaliland Kama Qayb Galayso Wadahadalka TFG da Haddii Aan Wax Laga Badalin——- FM
Hargeysa April 19 (LN) — Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ka hadlay wadahadalada lagu waday inay yeeshaan xukuumadda KMG Somaaliya iyo Somalilandoo ayaa sheegay inaanay xukuumadda Somaliland aanay haqayb galayn wadahadalada haddii aan laga saarin waxyaalaha carqaladaynaya wadahadalada. Read more…
Siilaanyo Oo Sheegay Kalsooni “Danta Iyo Madax Banaanidu Ay Ku Jirto” Wadahadalka TFG v Somaliland
Laaska News Apr. 15, 2012
Hargeysa. Apr.14. (LN)-Madaxweynaha somaliland Mr. Axmed Silanyo oo hadal ka jeediyay shirka golaha dhexe ee xisbiga talada haya ee Kulmiye uga furmay maanta oo bishu tahay 14 ka April qaybta shirarka ee Hotel Mansuur ayaa arrimaha uu ka hadlay waxaa kamid ahaa qorshaha xukuumadiisa ee ku aadan wadahadalka xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland lagu wado inay yeeshaan. Read more…
Warsaxaafadeed – Magacaabidda Guddiga Wadahadalada Somaliland
Laaska News Apr. 14, 2012 Warka TFG da.
(Muqdisho, April 14, 2012) Madaxwaynaha dowlada federaalka ku-meelgaarka ee Soomaaliya, mudane Shariif Shiekh Axmed, ayaa maanta ku dhawaaqay gudi ka kooban todobo xubnood oo horkici doona qorshaha wada-hadalka lala geli doono maamulka Read more…
Soomaaliya -Madaxweyne Shariif Oo Magacaabay Guddiga TFG da Ee Wada Hadalada TFG VS Somaliland
Laaska News Apr. 14, 2012
Muqdisho, Apr.14,2012 (LN) – Wararka naga soo gaadhaya caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed uu maanta ku dhawaaqay guddi ka kooban todoba xubnood oo xukuumadda KMG Soomaaliya uga qayb gali doona wadahadalada lagu wado inay dhexmaraan TFG da iyo Somaliland. Read more…
Somaliland Oo Faahfaahin Ka Bixisay Guddiga Wadahadalada Somalia Iyo Somaliland
Laaska News Apr. 10, 2012
Hargeysa. Apr.10 – (LN) -Afhayeenka madaxtooyada somaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir “Cukuse”oo waraysi siiyay BBC da ayaa ka waramay guddiga uuu magacaabay madaxweynaha Somaliland Mr.Siilaanyo ee wadahadalada Xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland. Read more…
Somaliland Oo sheegtay Inay Magacawday guddi Wadahadal La Galaya TFG da
Laaska News Apr. 8, 2012
Hargeysa – Wararka laga helaya magaalada Hargeysa ayaa kusoo waramaya in warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliland lagu sheegay in madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Silaanyo uu magacaabay guddi wadahadal la gala Soomaaliya. Read more…
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Wadahadalka Somaliland
Muqdisho March 8 (Laaska News) — Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif oo munaasabaddii 8da Maarso ee maalinta Haweenka ama hooyooyinka ee lagu qabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho khudbad ka jeediyay ayaa sheegay in xukuumadda ay si dhaqso ah guddi uqabanayso wadahadal lagala Soomaaliland. Read more…