Archive
Shirkii Saxiixayaasha Roadmap-ka Ee Nairobi Oo Laga SooSaaray War-Murtiyeed (August 6, 2012)
Laaska News August 7, 2012
Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya Shirkii saxiixayaasha Roadmap-ka shalay oo bishu ahays Aug 6,2012. Read more…
Kenya:Qodobada lagu go’aamiyay shirkii Nairobi
Laaska News May 25,2011
Shir jaraa’id ayaa ka dhacay xarunta xafiiska siyaasadda ee QM ee Nairobi ayaa waxaa lagu sheegay in ay wakiillada golaha ammaanka isla arkeen sadex qodob Read more…
Somalia:Shirkii Kenya iyo wixii ka soo baxay- WARBIXIN iyo SAWIRRO
Laaska News April 14,2011

Shir loogu magacdaray wada tashi oo uu soo qabanqaabiyay xafiiska siyaasada QM ee UNPOS loogana hadlaayay arrimaha Soomaaliya ayaa waxa uu ku soo gabagaboobay magaalada Nairobi. Read more…
Shirka Nairobi – Maxay tahay waxa kaliya ee mideeyay kooxda isugu tagtay Nairobi?
Laaska News April 13,2011
By.Ciise Adan
Waxaan rabaa inaan wax yar ka taabto shirka Nairobi ee uu soo qaban qaabiyay wakiilka xoghayaha Guud ee Jamciyada Qaruumaha ka dhaxeysa ee Arrimaha Soomaaliya Mr. Mahiga iyo fikradaha laga qaatay. Read more…