Archive
Posts Tagged ‘Shirkii Rome’
War-murtiyeedka Kasoobaxay Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG)
Thursday, July 5, 2012
Comments off
Laaska News 4 July 2012.
by Canab

Photo:RM
Moqdisho 04,July, 2012……. Shirka 22aad ee Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) ayaa lagu qabtay Rome 2da ilaa iyo 3da Luulyo 2012 iyadoo uu guddoominayay wakiilka gaarka ah ee xog’haya qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Dr. Augustine Mahiga iyo wadamada Norway iyo Mareykanka. Read more…
Shirkii Rome ICG – Soomaaliya Oo Dhamaaday
Wednesday, July 4, 2012
Comments off
Rome, 3 June - Shirka kooxda xiriirka caalamiga (International Contact Group -ICG) ee Soomaaliya oo muddo laba maalmood ah (2-3 June 2012) kasocday Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa lasoo gabagabeeyay. Read more…