Archive
Suuriya Oo Sheegtay Qabashada Saraakiil Malatari oo Shisheeye
Laaska News August 7, 2012
Suuriya waxay sheegtay in ciidamadeeda ka dagaalamaya ama dagaalka iyo weerarka ku haya qaybaha ay falaagadu ka haystaan caasimadeeda ganacsiga ee Xalab ay ku qabteen saraakaal malatari oo dhawr ah kana soo jeeda am u dhashay Sacuudiga iyo Turkiga. Read more…
Gaana – Madaxweynihii Oo Geeriyooday
Laaska News July 25, 2012

EPA
Madaxweynihii dalka Gaana John Atta Mills oo da’diisu ahayd 68 jir ayaa 24 ka Luulyo ku geeriyooday isbitaal kuyaal caasimadda dalkaas ee Akra.
.
Geeridiisa waxaa sheegtay Reuters oo soo xiganaysa bayaan kasoo baxay maamulka madaxtooyada. Read more…
Xukuumadda KMG Soomaliya Oo La Sheegay Inay Aqooonsi Kala Noqotay Khaatumo State
Muqdisho March 9 (Laaska News) – Waxaa soobaxay war sheegaya in xukuumadda KMG Soomaaliya ay kala noqotay aqoonsigii maamulka Khaatumo sida lagu sheegay war qoraal ah oo kasoobaxay xafiiska R/wasaaraha Dawladda KMG Soomaaliya uuna kusaxiixan yahay Kusimaha R/wasaaraha ahna Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha. Read more…
Ruushka – Putin Oo Helay 63.6% Markii La Tiriyay 99,99% – Guddiga Doorashada
Waddanka Ruushka waxaa ka dhacay shalay tartanka doorashada madaxtinimada Ruushka,waxaana ku tartamay 5 musharax oo uu kamid yahay Putin oo laba jeer madaxweyne kasoo noqday waddankaas,haddana ahaa R/wasaare. Read more…