Archive
Madaxweyne Shariif Oo Kasoo Laabtay Dibadda
Laaska News Sept. 3, 2012
Muqdisho- Madaxweynaha Soomaaliya Md.Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminaya ayaa maanta kasoo laabtay socdaal gaaban oo uu ku tagay dalka dibaddiisa, waxaana si diiran loogu soo dhaweeyay gagida dayuuradaha ee Adan Cadde Airport Muqdisho. Read more…
Somalia – Madaxweyne Shariif Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay,Loona Soo Dhaweeyay Si Diiran
Laaska News August 16, 2012

(Mogadishu, Somalia, Aug, 15, 2012) Madaxweynaha Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu ka soo qeyb galay shirka waddamada Islaamka oo ka dhacay dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya. Read more…
Somalia – Madaxweyne Shariif Oo Ka Ambabaxay Muqdisho Kuna Sii Jeeda Shirka Ururka Wadamada Islaamka
Laaska News August 14, 2012
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka ambabaxay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
.
Madaxweyne Shariif iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kusii jeeda dalka Sacuudiga halkaas oo ay kaqayb galayaan shirka Madaxda ururka Wadamada Islaamka oo lagu wado inuu ka furmo 14/8/2012. Read more…
Madaxweyne Shariif Oo Si-diiran Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho,Kana Warbixiyay Shirkii Nayroobi (August 5, 2012)
Laaska News August 6, 2012
Muqdisho – Wararka ka imanaya caasimadda dalka ayaa kusoowaramaya in Madaxweynaha Soomaaliya Md Sheekh Shariif iyo wafdi uu hogaaminayo ay maanta kasoo dageen garoonka Adan Cadde ee Magaalada Muqdisho, halkaana sii diiran loogu soo dhaweeyay.
.
Madaxweynaha ayaa kasoo laabtay socdaal shaqo oo uu kutagay magaalada Nayroobi,kagana soo qayb galay shir ay yeesheen saxiixayaasha Roadmapka iyo wafdi kasocday dalka maraykanka oo ay hogaaminaysay Wasiiraddda Arrimaha Dibadda ee Kilinton. Read more…
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Dalka Kusoo Laabtay
Laaska News July 17, 2012
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa shalay galinkii dambe kusoo noqday dalka.
. Read more…
Somalia – Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweyne Shariif Oo U Ambabaxay Dalka Ethiopia
Warka Dalka ( TFG da)
by Canab
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amabaxay wadanka Ethiopia halkaas oo maalinnimada berito ah lagu wado in uu ka furmayo shir ay isugu imaanayaan madaxda wadamada Africa. Read more…
Somalia – Madaxweyne Shariif Oo Dalka Kusoo Laabtay
Madaxweynaha Soomaaliya Md. Shiikh Shariif iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka kusoo laabtay,waxaana loosoo dhaweeyay si diiran. Read more…
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaadhay Dalka Ruwanda
Laaska News July 6, 2012
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shiikh Shariid Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaadhay caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali.
.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa shalay galinkii dambe gaadhay halkaa sida warbaahinta dawladdu ay sheegtay. Read more…
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaaray Khartuum Lagauna Soo Dhaweeyay
Laaska News July 3, 2012

Photo:RM
Khartuum,3 July -Madaxweynaha J.Soomaaliya Md. Shiikh Shariif Sh.Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada Khartuum ee dalka Sudan.
.
Madaxweyne Shariif Oo Dalka Kusoo Laabtay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md Sh. Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka kusoo noqday,waxaana lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho. Read more…