Archive
Saif’s Case – ICC wants Gaddafi son’s trial in The Hague
Laaska News 9 October 2012
Maxkamadda Caalamiga Ah Ee Dambiyada oo Doonaysa In Wiilka Qadaafi Lagu Maxkamadeeyo Hague

The International Criminal Court is meeting today to rule on the venue of the trial of Seif al-Islam Gaddafi, the son of the late Libyan leader Muammar Gaddafi. Read more…
Somali News – “Floods in Baladweyne” Roobab,Daad Iyo Wabiga Oo Ku Fatahay,Dhimasho,Codsi Gurmad Deg Deg Ah
Laaska News Sept. 29, 2012
Waxaa lagu soo waramayaa in roobab xoog leh oo ka da’ay magaalada baladweyne iyo nawaaxigiisa ay waxyeelo kasoo gaadhay dadkii, guryahoodii iyo hantidii ay haysteen intaba ,waxaana la sheegay in dadka qaarkood ay u baxeen dhulka joogga sare leh iyo buuralayda, waxaana lagu soo waramayaa in dad toboneeyo ah ay wax yeelo kasoo gaadhay oo ay halkaa ay ku geeriyoodeen. Read more…
Qaraxyo Muqdisho Ka Dhacay Oo Gaystay Qasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh (Sept.20,2012)
Laaska News Sept. 21, 2012
Waxaa lagu soo waramayaa in qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho shalay maqribkii ay ku dhinteen dad gaaraya 16 qof, ayna ku dhaawacmeen dad kabadan 20 qof oo hadda lagu dawaynayo isbitaalada muqdisho. Read more…
Venezuela – Dhimashada Qarax Sifayn Shidaal Oo Gaadhay 41 Qof
Laaskanews August 27, 2012
Qarax ka dhacay sifayn Batrool oo ku taala Venezuela, gaystayna waxyeelo farao badan ayaa la sheegay in dadka ku geeriyooday ay tiradoodu gaadhay 41 qof. Read more…
Norway – Breivik sentenced to 21 years in prison for Norway attacks
Laaska News August 24, 2012

Ninkii Norway ku dilay 77 da qof ee ay ku jireen labada qof ee Soomaalida ahaa 22 kii Luulyo 2011 kii, ayaa maxkamad ku taal Magaalada Oslo ee dalka Norway ay ku xukuntay 21 sano oo xabsi ah,ninkaas oo lagu magacaabo Anders Breivik, wuxuuna dadkaa ku laayay laba meelood oo meeli tahay meel camp dhalinyara ah oo ku taal Utoya Island, halka meesha kalana ay ahayd xaruunta dawladda ee Oslo, ninkaasi markuu kaamkaa dadka kulaynayay wuxuu usoo gashaday dharka Booliska, wuxuuna iskasoo dhigay qof Boolis ah. Read more…
Suuriya Oo Sheegtay “Falaagada oo Laga Saaray Xalab”
Laaska News August 22, 2012
Dagaal xooggan oo qaatay laba maalmood ayay ciidamada Suuriya kaga saareen falaagada laba degmo oo ay degaan ama leeyihiin kirishtaanku oo ku yaal caasimadda waqooyiga dalka ee Xalab.
.
Marka loo eego sida ay ku warantay Wakaaladda wararka oo ay leedahay Suuriya ee Al-An tobonaan falaagada ah ayaa lagu dilay Talaadadadii degmooyinka Djeida iyo Tilal. Read more…
Libya – Gaddafi’s son Saif Al-Islam may face death penalty
Laaska News August 20, 2012

Saif al-Islam is seen after his capture, in the custody of revolutionary fighters in Obari, Libya November 19, 2011 (Reuters/Ammar El-Darwish).
A trial over Saif Al-Islam,son of former Libyan leader Moammer Gaddafi is planned to start in the Libyan city of Zintan in Sebtember 2012.Initially, it was planned that he would be trialed in Tripoli. Read more…
Wararka ka imanaya deegaanada Koonfurta Soomaaliya ayaa ku soo waramaya in dad rayad ah oo xoolo dhaqato ah oo kusugnaa deegaanka lagu magacaabo Janaay Cabdalle oo ka tirsan Gobolka Jubada Hoose ay ciidamada kenya ee ka tirsan ciidamada huwanka ah ee dagaalka kaga jira aagga J/Hoose ay axaddii ( Sept. 23) ku dileen dad reer guuraa ah ama xoolo dhaqato ah oo la sheegay inay ahaayeen dad rayad ah oo aan hubaysnayn, qaar kalana ku dhaawacaeen, warkaas oo si xoog leh usoo baxay lagana sheegay warbaahinta.