Archive
Somalia – Madaxweyne Shariif Oo Ka Hadlay Shaqada Guddiga Farsamada ,Habka Iyo Awoodda Xulista Baarlamaanka
Laaska News August 17, 2012 Update ” Warsaxaafadeed”

Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu maanta shir jaraa’id u qabtay kaga hadlay xiisadda maalmahan taagnayd ee xulista xubnaha Baarlamaanka iyo Guddiga farsamada ka dhex taagnayd ,warbaahintana aad looga maqlayay iyo cabashada kasoobaxaysay. Read more…
Somalia -Odoyaasha Dhaqanka Oo Sheegay In Xulista Mudanayaasha Cusub Ay Gebagabo Ku Jirto
Laaska News August 14, 2012

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac
Muqdisho – Odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ee ku howlan xulista Mudanayaasha ka mid noqonaya Baarlamanka cusub ee Soomaaliya ayaa sheegay in meel wanaagsan ay u marayaan howlaha xulista xildhibaannada iyagoo ka digay caqabad ka timaada dhinaca Siyaasiyiinta. Read more…
Somalia:Islaan Bashiir Islaan Cabdillle oo baaq ka soo saaray xaaladaha Gaalkacyo
Laaska News Sept. 5,2011 BAAQ NABADEED
Islaan Bashiir Islaan Cabdille oo ka mid ah isimada loogu xurmada badan yahay gobolada Puntland ayaa maanta soo saaray baaq nabadeed oo ku aaddan xaaladda magaalada Gaalkacyo.
Somalia:Allaha u naxariistee IMAAM MAXAMUUD oo maanta lagu aasay Muqdisho,loona sameeyey AAS QARAN – SAWIRRO
Laaska News May 15,2011
Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisha Aas Qaran loogu sameeyay Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo dhawaan ku geeriyooday dalka Kenya.
Meydka Imaam Maxamuud oo garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde laga soo dejiyay 12-kii Duhurnimo ee maanta, ayaa waxaa isla gudaha garoonka diyaaradaha Read more…
Somalia:Guddi qaabilsan qabanqaabada aaska Imaam Maxamuud oo la magacaabay
Laaska News May 13,2011
Somalia:Dowladda oo ka hadashay Geerida Immaam Maxamuud
Muqdisho -Kulan looga hadlaayay sidii aas ballaaran loogu sameyn lahaa Allaha u naxariistee Imaaam Maxamuud Imaam Cumar oo ku geeeriyooday dalka Kenya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Kulankaasi oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu magacaabay guddi u xilsaaran qabanqaabada aaska Allaha u naxariistee Imaam Read more…
Kenya: Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo geeriyooday
Laaska News May 12,2011
Allaha u naxariistee waxaa galabta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ahaa Imaamka Beesha Muddulood.
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya waddanka Kenya Maxamed Cali Nuur “Ameeriko” ayaa Radio Muqdisho u xaqiijiyay geerida Imaamka oo uu tilmaamay in isagoo xanuunsanaya caafimaad ahaan loo geeyay dalka Kenya. Read more…
Soo Dhaweyntii Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ee Seattle Daawo VIDEO
Laaska News January 07,2011.
SOO DHAWEYNTII GARAAD JAAMAC GARAAD ISMAACIIL SEATTLE, USA Read more…
Khudbadii Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ujeediyay Soomaalida Colubbus,Ohio-VIDEO
Laaska News January 07,2011.
Halkan Ka Daawo Khudbadii Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ujeediyay Soomaalida Colubbus, Ohio-VIDEO. Source:Afiphoto.
Read more…
Khudbadii Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ujeediyay Soomaalida Minnesote-Daawo VIDEO
Laaska News Decmber 24,2010.
Minneapolis (laaska News) Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa khudbad ka jeediyay xaflad casho sharaf ah oo ay usameeyeen jaaliyada Soomaaliyeed ee Minnesota. Read more…
Wafdi ka socda SSC Oo Maanta La Kulmay R/wasaaraha Soomaaliya
Laaska News Nov. 15, 2011

Saddex xubnood oo ka socda maamulka Sool, Sanaag iyo Ceyn (SSC )oo uu horkacayo Gudoomiyaha maamulkaasi Suleymaan Ciise Axmed Kaar oo maalmahaan booqasho ku joogay magaalada Muqdisho ayaa kulamo la qaatay masuuliyin ka tirsan dowladda Somaliya oo uu ka mid yahay R/wasaare Farmaajo. Read more…