Archive
Ra’iisal Wasaare Cabdiwali Oo Kormeeray Goobta Lagu Wado Inuu Kafurmo Shirka Ansaxinta Dastuurka
Laaska News July 25, 2012

Somali PM Dr. Abdiweli Mohamed Ali – RM
Muqdisho – Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali oo horkacaya xubno golihiisa kamid ah ayaa waxay kormeer ku tageen shalay oo bishu ahayd July 24 goobta loogu talagalay inuu kafurmo shirka ansaxinta dastuurka,sida lagu sheegay warbaahinta qaranka Soomaaliya. Read more…
Somali PM Oo Lakulmay Odayaasha Dhaqanka,Kana Hadlay Dadajinta Ergada,Saamiga Haweenka 30%
Laaska News July 24, 2012
Muqdisho , July 23 – Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali oo hadal ka jeediyay kulankii uu la yeeshay odoyaasha dhaqanka Soomaaliyeed July 23 ayaa odayaasha kala hadlay arrimo ay kamid yihiin soo dadajinta xulista ergada ansaxinta dastuurka,arrimaha haweenka iyo saamiga ay ku leeyihiin dawladda cusub. Read more…
Ra’isulwasaaraha Dalka Oo Kormeer Ku Tegay Degmada Balcad – SAWIRRO
by Jayte Warka TFG da
Ra’isulwasaaraha Dalka Oo Kormeer Ku Tegay Degmada Balcad Iyo Deegaanno Kale Oo Gobolka Sh,Dhexe Ka Tirsan.

Photo:RM
Read more…
Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Oo la kulmay Ku xigeenka Hillary Clinton – Sawirro
Laaska News Mar. 12, 2012 WARKA TFG da
Nairobi, 10 March 2012 - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa fiidkii Sabtiga kula kulmay magaalada Nairobi Haweeneyda Wendy Sherman oo ah ku xigeenka Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Mareykanka oo u qaabilsan dhanka Siyaasadda. Labadan mas’uul ayaa kulankooda uu ka Read more…
Ra’iiisul Wasaaraha Oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Ay Agaasimeen Jaaliyadda Som. Sweden – SAWIRRO
Laaska News Mar. 1, 2012 WARKA TFG da

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sweden ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ku soo dhoweeyeen casho sharaf si heer sare ah loo soo agaasimay. Read more…
Ra’iisal Wasaare Prof. Cabdiwali Oo Socdaal Ku Marayo Waddamada Yurub Qaarkood
Somalia,”Xilliga Kala Guurka Ah Waa Inuu Dhamaadaa August 20,2012″ – Somali PM

WARSAXAAFADEED
(Oslo, 28 Febraayo, 2012) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Norway ayaa sheegay in Xilliga Kala Guurka ah uu ku egyahay August 2012 oo aysan jiri doonin muddo kororsi danbe.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa yiri “ Shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamkaba waxaa ka go’an in Xilliga KMG ah la soo afjaro August 2012 oo Soomaaliya ay yeelato Dowlad Rasmi ah oo u adeegeysa Shacabka Soomaaliyeed. Read more…
Ra’isulwasaare Prof. Cabdiwali Oo Ka Dagay Norway
Laaska News Feb. 26, 2012 Warka TFG da
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaas oo uu martiqaad rasmi ah ka helay madaxda Dowladda Norway. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka soo ambabaxay London oo uu uga qeybgalay shirkii 23ka Febraayo. Read more…
Ra’iisal Wasaare Prof. Cabdiwali Oo Kormeeray Xaruuntii Safaaradda,Hoygii Danjiraha Soomaaliya ee Biljam,Lana Hadlay Jaaliyadda – SAWIRRO
Laaska News Feb. 21, 2012 Warka TFG da

R/wasaaraha Dawladda Federalka ah ee Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wadi uu hogaaminayo oo booqasho ku joogo Xarunta Dalka Biljam ee Brussels, ka dib uu casuumaad rasmi ah ka helay Madaxda Midowga yurub iyo dowladda Biljamka. Read more…
Somalia: Wasiiro Laysku Badaley – Warsaxaafadeed
Laaska News Feb. 15, 2012 Warka TFG da
Muqdisho – 14/2/2012 – Warsaxaafeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in isku shaandheyn kooban lagu sameeyay qaar ka tirsan xubnaha golaha wasiirrada. Read more…
