Archive

Posts Tagged ‘Somali Police Force’

Somalia:Munaasabadda Sanad Guurada 68-aad ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed – SAWIRRO

Tuesday, December 20, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 20, 2011

Muqdisho,Somalia- Maanta oo ay Bishu tahay 20 ka Disimber waxay ku beegan tahay sanad guradii 68aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee 20 kii/12/1943.

Munaasabad lagu maamuusayo maalintaa taariikhiga ah ayaa maanta lagu Read more…

Somalia:Sawirro muujinayo Taariikhda Iyo Astaamaha booliska

Wednesday, April 27, 2011 Comments off

Laaska  News April 27,2011
by Abdirahim(RM).
Sawirro muujinayo Taariikhda Iyo Astaamaha booliska.

Afka hore ee taliska Boliiska, Waxaa ka Muuqdo gaadiidka kala Duwan ee Ciidanka Booliska

Read more…

Muqdisho:Xusaka Munaasabadda 67 guurada Aasaaska Booliska DAAWO SAWIRRO

Tuesday, December 21, 2010 Comments off

 Laaska News Dec.21/2010.
Muqdisho(RM)

Maalintii Shalay waxaa magaalada Muqdisho laga xusay 67 guuradii ka soo wareegtay Aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, waxaana munaasabaddaasi ka qeyb galay Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed, R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka gaashaandhigga, wasiirka arrimaha Gudaha, Read more…