Archive
Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Turkiga Oo Muqdisho Booqday
Laaska News July 17, 2012
Muqdisho -Ra’isal wasaare kuxigeenka Turkiga iyo wafdi uu hogaaninayo ayaa booqasho ku yimid maanta magaalada Muqdisho ee Caasimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya. Read more…
Turkey, Somalia sign agreement to set up regional development offices
ISTANBUL - Anatolia News Agency
The agreement was penned by Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoglu and Somali Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali.

Photo:Anatolia
Shirkii Istanbul 2 Ee Soomaaliya ,Qodobabada Warmurtiyeedka
Laaska News Warka TFG da.
Afhayeenka Xukuumadda Eng Yariisoow ayaa Qodobada ugu muhiimsan Warmurtiyeedka u akhriyay Radio Muqdisho sida lagu sheegay warbaahinta qaranka.Warmurtiyeedka oo ka kooban 40 qodob ayaa qodobada ugu muhiimsan waxay kala yihiin:- Read more…
Istanbul Conference on Somalia – “International aid no lasting solution” – Turkish Deputy PM
Deputy PM calls for new UN mission in Somalia
Turkish Deputy Prime Minister Bekir Bozdag said Thursday international aid alone cannot eliminate problems in Somalia. Read more…
International interest in Somalia up after Erdogan’s visit
Turkey’s activities in Somalia present a model
Somali PM Mohamed Ali said that international interest in Somalia increased after Turkish PM Erdogan visited Somalia.

ISTANBUL
Somali Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali said that international interest in Somalia increased after Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdogan visited the country. Read more…
Somalia Civil Society Groups Meeting takes place in Istanbul
Turkish FM Davutoglu said that Turkey would keep extending a great assistance to Somalia.
Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoglu said on Sunday that Turkey would keep extending a great assistance to Somalia. Read more…
SOMALIA:Ra’isulwasaare Kuxigeenka Turkiga Oo Xarigga Ka Jaray Goobo Isugu Jira Isbitaallo Iyo Iskuullo – SAWIRRO
Laaska news Nov. 28,2011 WARKA TFG da
Muqdisho – Halkaan Waxaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Ra’isulwasaare kuxigeenka dalka Turkiga Bekir Bozdag oo maanta xarigga ka jaray goobo isugu jira Isbitaallo iyo Iskuullo oo ku yaala magaalada Muqdisho kuwaasi oo qeyb ka ah Mashaariicda ay walaalaha Turkigu ka hirgelinayaan magaalada Xamar.

Somalia:R/wasaare ku xigeenka Turkiga oo Dhaggax dhigay Isbitaal cusub,goobo kalena booqday,Xaflad Casho Sharaf ah,Qaabilaad,Khudbado + SAWIRRO
Laaska news Nov. 27,2011 Warka TFG da
Daawo Sawirrada Ama Dhageyso Khudbadaha Laga Jeediyey Casho Sharaf Caawa Loo Sameeyey Ra’isulwasaare Kuxigeenka Turkiga
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Turkiga: ” Iskuullo iyo xarumo Waxabarasho ayaan fureynaa”.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Walaalaha Turkiga Ku Ammaanay Taageeradooda
R/wasaare C/weli Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdigii Ka Socday Turkiga

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga ayaa maanta dhaggax dhiggay Isbitaal cusub oo laga hir galinayo degmada X/jabajan iyadoo dhan kale R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ay booqdeen xarun looga tala galay carruurta. Read more…
Somalia:Turkish deputy PM visits Somali capital
Laaska news Nov. 26,2011
MOGADISHU, Nov. 26 (Xinhua) — Turkish Deputy Prime Minister Bekir Bozdag and a top delegation on Saturday arrived in the Somali capital Mogadishu for talks with senior officials in the war and famine stricken Horn of Africa nation. Read more…
Somalia: R/Wasaaraha Turkiga oo Booqday Soomaaliya & Warar kale oo TFG da + SAWIRRO
Laaska News August 19,2011

