Archive

Posts Tagged ‘SOMALIA’

Long-term investment crucial for Somalia’s recovery, development – UN envoy

June 1, 2012 Comments off

31 May 2012 –The top United Nations official for Somalia today called for greater investment in the Horn of Africa nation, as international partners gathered to renew their commitment to the country’s recovery and development and to support the ongoing political transition. Read more…

Istanbul Conference on Somalia – “International aid no lasting solution” – Turkish Deputy PM

June 1, 2012 Comments off

Deputy PM calls for new UN mission in Somalia

Turkish Deputy Prime Minister Bekir Bozdag said Thursday international aid alone cannot eliminate problems in Somalia. Read more…

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Turkiga

May 31, 2012 Comments off

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ku sugan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa kulan dheer la qaatay dhigiisa Ra’iisul Wasaaraha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal, shirka Istanbul ee arrimaha Soomaaaliya iyo soo afjaridda Xilliga KMG ah. Read more…

Somalia Civil Society Groups Meeting takes place in Istanbul

May 28, 2012 Comments off

Turkish FM Davutoglu said that Turkey would keep extending a great assistance to Somalia.

Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoglu said on Sunday that Turkey would keep extending a great assistance to Somalia. Read more…

Go’aanada Shirkii Addis Ababa Ee Saxiixayaasha Heshiiska Siyaasadeed Ee Xaaladda Kala Guurka Soomaaliya (English)

May 24, 2012 Comments off

Consultative Meeting of the Somali Signatories of the Process for Ending the Transition.

Addis Ababa, May 23, 2012: the Somali signatories of the process for ending the transition held a consultative meeting in The African Union Headquarters, from May 21 to May 23, 2012. Read more…

La Ievoli è ripartita dalla Somalia con a bordo gli italiani: «Stiamo bene»

April 25, 2012 Comments off

A riferire le parola del comandante è l’armatore Ievoli
La moglie di Musumeci: «Non ho dormito per 4 mesi»

CATANIA – «Stiamo molto bene, è tutto sotto controllo. L’equipaggio sta benissimo». Queste le prime parole del comandante della Enrico Ievoli, Agostino Musumeci, riferite dall’armatore Domenico Ievoli. «La nave è già partita dalle coste della Somalia e a bordo ci sono i militari italiani», ha aggiunto Ievoli. Read more…

Somalia – Dastuur Cusub Oo Ergooyin U Ansaxiyeen Puntland

April 18, 2012 Comments off

Laaska News Apr. 18, 2012

Garowe – Apr.18.Wararka ka imanaya magaalada xarunta u ah Puntland ee Garowe ayaa ku waramaya in maanta lagu ansixiyay dastuur cusub oo uu yeelanayo Maamulka Puntland,kadib markii ergooyin laga soo xulay Read more…

Da’ud Bisinle Oo Jawaab Kabixiyay Hadalkii Badheedhka Ahaa Ee Prof. Galaydh Ee Guddiyada Wadahadalka TFG Iyo SL

April 18, 2012 Comments off

Laaska News Apr. 18, 2012
Apr.17 (LN) -Wasiirka Qorshaynta Puntland Da’uud Maxamed Cumar (Da’uud Bisinle) oo wareysi siiyay laanta sf-Soomaaliga ah ee idaacadda BBCda ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kasoo yeedhay Prof. Cali Khaliif Galeydh mar uu dhawaan idaacadda BBC da wareysi siiyay oo uu Read more…

Siilaanyo Oo Sheegay Kalsooni “Danta Iyo Madax Banaanidu Ay Ku Jirto” Wadahadalka TFG v Somaliland

April 15, 2012 Comments off

Laaska News  Apr. 15, 2012

Hargeysa. Apr.14. (LN)-Madaxweynaha somaliland Mr. Axmed Silanyo oo hadal ka jeediyay shirka golaha dhexe ee xisbiga talada haya ee Kulmiye uga furmay maanta oo bishu tahay 14 ka April qaybta shirarka ee Hotel Mansuur ayaa arrimaha uu ka hadlay waxaa kamid ahaa qorshaha xukuumadiisa ee ku aadan wadahadalka xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland lagu wado inay yeeshaan. Read more…

Danish warship rescues hostages off Somalia

April 12, 2012 Comments off

The Danish warship Absalon has detained a pirate mother-ship off the Somali coast, rescuing 12 Iranian and Pakistani hostages and arresting their 16 captors, news reports said on Thursday. Read more…

Somaliland Oo sheegtay Inay Magacawday guddi Wadahadal La Galaya TFG da

April 8, 2012 Comments off

Laaska News  Apr. 8, 2012

Hargeysa – Wararka laga helaya magaalada Hargeysa ayaa kusoo waramaya in warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliland lagu sheegay in madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Silaanyo uu magacaabay guddi wadahadal la gala Soomaaliya. Read more…

Dagaalka laga riday Laaska – Kalabeydh Oo La Dareemay Lagana Digay

April 4, 2012 Comments off

Laaska News  Apr. 4, 2012

Laascaanood – Dagaalka ka dhacay inta u dhaxeysa magaalada Laascaanood iyo Kalabeydh wuxuu saameyn ku yeeshay deegaan dhan oo ay ku nool yihiin dad iyo duunyaba marka laga reebo qasaaraha nafeed ee uu dagaalkaas geystay. Read more…

Dagaalka Ka Dhacay Deegaanada U Dhaxeeya Laascaanood – Kalabaydh Iyo Sool Joogto Ee Buuhoodle – Part 2

April 2, 2012 Comments off

Laaska News  Apr. 2, 2012

Dagaalada shalay ee ka dhacay sool Joogto oo ka tirsan deegaanka Buuhoodle iyo meel(o) u dhaxaysa Kalabaydh iyo Laascaanood ayaa waxaa kasoo baxayaa warar kala duwan oo haddana is khilaafsan marka loo eego cidda weerarka qaaday,qasaaraha uu geystay,dhimashada iyo dhaawaca,maxaabiista la qabtay, gaadiidka lagubay ama la qabtay ee soo kala gaadhay Read more…

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Qaabilay Wasiirka Horumarinta Dhaqaalaha Iyo Xiriirka Caalamiga Ee Jarmalka

April 1, 2012 Comments off

Warka Dalka

by Canab

Muqdisho, March 31, 2012—–Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta qaabilay Wasiirka Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah ee dalka Jarmalka Dirk Niebel. Read more…

Wasiirka Wasaaradda Beeraha Oo Xilkii Laga Qaaday – Wareegto Xafiiska Madaxweynaha

March 30, 2012 Comments off

“Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Oo Xilkii Looga Qaaday Wasiirka Wasaaradda Beeraha”.

Muqdisho- Mar.29, 2012 – Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xilkii looga qaaday Wasiirkii Wasaaradda Beeraha,Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa.

Wareegtadan oo Lambarkeedu ahaa 086 kuna taariikheysneyd 28/03/2012 cinwaankeeduna ahaa Xil Ka Qaadis Wasiir ayaa lagu yiri:-

Read more…

Wasiirka Arrimaha Afrika Ee Britain Oo Socdaal Ku tagey Muqdisho 25 kii Maarso,2012

March 29, 2012 Comments off

Laaska News March 29,2012
“Warbixinta ay warbaahinta XukuumaddaTFG du ka qortay  March 27″.

Muqdisho. Mar. 27  (RM) – Wasiirka Arrimaha Afrika u qaabilsan Dawladda Ingiriiska Henry Bellingham, ayaa axaddi booqdey Muqdisho, iyada oo hal bil ay ka soo wareegatey shirkii London ee Soomaaliya. Read more…

Soomaaliya – Wasaaradda Warfaafinta,Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Idaacad Ugu Deeqday Khaatumo State

March 26, 2012 Comments off

by Canab                                                                           Warka TFG  da

Muqdisho (March 26) – Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo State ku wareejisay Idaacad taasi oo Wasaaraddu ugu talagashay in ay dhageystaan shacbiga Soomaaliyeed ee ku nool deegaannada uu maamulkaasi ka arimiyo. Read more…

Former Somalia President Abdullah Yousuf Ahmed Dies in Abu Dubai Hospital

March 23, 2012 Comments off

Former Somali’s President Col. Abdullah Yousuf Ahmed died Read more…

Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed Oo Geeriyooday – VOA

March 23, 2012 Comments off

Laaska News

Dhammaan umadda Soomaaliyeed waxaan ogeysiinaynaa in (Alleh Ha Unaxariistee) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Col. Cabdullaahi Yuusuf Axmed uu geeriyooday. Read more…

Hargeysa – Mr.Siilaanyo Oo Isbadel Ku Sameeyay Xukuumadda SL

March 14, 2012 Comments off

Hargeysa - (Laas)-Madaxweynaha Somaliland Mr.A.M.Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta oo taariikhdu tahay 14 ka Maarso 2012, waxa uu xil kaqaadis,kalabadal iyo magacaabid kusameeyay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, & Madax Hay’adeed,sidoo kalana wuxuu magacaabay xilalal cusub. Read more…