Archive
Wareeggii 3aad Tirintii Codadka oo Dhamaatay iyo Hassan Sheikh oo Si Weyn Uga hor Maray Sharif
Laaska News Sept. 10, 2012
Waxaa dhamaaday tirinta cododka wareegga saddexaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Read more…
Somali Election 2012- Laba Musharax Oo Usoo Baxay Wareegga 3aad (Sep. 10,2012)
Laaska News Sept. 10, 2012
Kadib markii wareeggii labaad ay u gudbeen 4 musharax oo kala ah:
.
waxaa tanaasulay laba musharax waxaana laga gudbay codaynta wareegga labaad.
.
Sidaa awgeed waxaa wareegga 3aad u gudbay oo loo coddaynayaa labada musharax ee kala ah: Read more…
Wareeggii Koowaad Ee Doorashada Iyo Tirintii CodadkaOo Dhamaatay,Natiijo Horudhac Ah (Update)
Laaska News Sept. 10, 2012
Update:”Natatiijadii oo lagu dhawaaqay iyo 4 murashax oo usoobaxay wareegga labaad” waa kuwa ugu horreeya ee hoos ka akhri.
Muqdisho – Natiijadani waa horu dhac ,walina guddiga doorashadu kuma dhawaaqin tirada rasmiga ah,waxaase cad in musharaxiinta kasoo jeeda muqdisho ay banaanka ka qaadan doonaan jagada madaxweynaha. Read more…
Banaanbax Lagu taageerayo Murashax Farmaajo Oo Ka Dhacay Muqdisho (Sept. 9, 2012) – SAWIRRO
Laaska News Sept. 10, 2012
(Somali presidential Election 2012)
Banaanbax ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho Sept. 9, 2012 oo lagu taageerayo murashax Maxamed Cabdillaahi Maxamed ( Farmajo) oo u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Murashax Farmaajo Oo Lagu Taageeray Banaanbax Ka Dhacay Muqdisho Iyo Saadaasha Doorashada
Muqdisho (Sept.9) -Banaanbax lagu taageerayo murashax Maxamed Cabdillaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda soomaaliya oo hadda noqotay magaalo ay shacabka ku nooli ay si weyn u muujiyaan dareenka ay qabaan.

Photo:RM.
Murashax Shiikh Shariif Oo Casuumad Ku Qabtay Muqdisho,Afhayeenkii Hore Ee Baarlamaanka Oo Taageeray
Muqdisho -Sept.9 (LN) -Waxaa lagu soo waramaya in murashax Shariif Sheekh Axmed (Madaxweynaha Somaliya) uu maanta casuumad ballaaran oo si weyn loo soo qaban qaabiyay uu ku qabtay hotel Palaasa ee magaalada Muqdisho, munaasabadaasna ay kasoo qayb galeen siyaasiyiin ay kamid yihiin afhayeenkii hore ee baarlamaanka Md. Shariif Xasan Shiikh Adan,R/wasaarihii hore ee Prof. Geedi,Wasiiro TFG da ah oo laga magacaabay Wasiirka A.Gudaha , Wasiirkii Gaashaandhigga,mudanayaal , siyaasiyiin kale. Read more…
Somalia -15 Musharax Oo Qorshahooda Hogaamin Ka Hor Jeediyay Baarlamaanka (Sept.8,2012)
Update:Murashax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. (Waxaa la sheegay inuu ka tanaasulay tartanka doorashada uu na ka sheegay baarlamaanka hortiisa).
Muqdisho, Sept.8 (LN)-Waxaa lasoo gabagabeeyay dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta u tartamaya hogaaminta dalka Soomaaliya ay ka hor jeedinayeen mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo fadhiyo ku yeeshay magaalada Muqdisho (7 & 8 ) Sept.2012. Read more…
Somalia – 10 Musharax Oo Barnaamijkooda Siyaasadeed Ka Hor Jeediyay Baarlamaanka (Sept.7,2012)
Muqdisho, Sept.7 (LN)-Iyadoo lagu wado in doorashada madaxweynaha Soomaaliya laqabto tobanka bishan oo ay ka dhacdo magaalada muqdisho islamarkaana ay mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ay cod qarsoodi ah ay ku doortaan cidda noqonaysa madaxweynaha Somalia, kana doortaan 25 ka murashax ee kasoo baxay shuruudihii doorashada ayaa baarlamaanku bilaabay galabta (Sept.7, 2012) dhagaysiga khudbadaha Murashaxiinta. Read more…
Somalia -Liiska Musharaxiinta Doorashada Madaxweynaha Somalia Oo Guddiga Doorashadu Ku Dhawaaqay (Sept. 6, 2012)
Laaska News Sept. 6, 2012
Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa caawa soo saaray musharaxiinta u tartamaya doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya,musharaxiintaas oo buuxiyay shuruudihii doorashada ee uu soo jeediyay guddiga doorashada,waxayna tiradoodu tahay 25 musharax. Read more…
Somalia – Diiwaan Galinta Musharixiinta Oo Guddiga Doorashadu Bilaabay
Laaska News Sept . 3, 2012
Muqdisho – Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa lagu soo waramayaa inay maanta bilaabeen qabashada codsiyada iyo diiwaangalinta musharaxiinta u tartamaya doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo lagu wado inay dalka ka dhacdo todobaadka dambe Read more…