Archive
Shirkii Saxiixayaasha Roadmap-ka Ee Nairobi Oo Laga SooSaaray War-Murtiyeed (August 6, 2012)
Laaska News August 7, 2012
Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya Shirkii saxiixayaasha Roadmap-ka shalay oo bishu ahays Aug 6,2012. Read more…
Da’ud Bisinle Oo Jawaab Kabixiyay Hadalkii Badheedhka Ahaa Ee Prof. Galaydh Ee Guddiyada Wadahadalka TFG Iyo SL
Laaska News Apr. 18, 2012
Apr.17 (LN) -Wasiirka Qorshaynta Puntland Da’uud Maxamed Cumar (Da’uud Bisinle) oo wareysi siiyay laanta sf-Soomaaliga ah ee idaacadda BBCda ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kasoo yeedhay Prof. Cali Khaliif Galeydh mar uu dhawaan idaacadda BBC da wareysi siiyay oo uu Read more…
Laascaanood – Mudaharaad Lagu Taageerayo Aqoonsi Lasheegay inay Khaatumo Ka Heshay TFG,Dhaawac,Bandaw
Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa ku soowaramaya in laba qof ay ku dhaawacmeen mudaharaadka ka dhacay magaalada Laascaanood, labada qofna ay yihiin dadka deegaanka. Read more…
Laascaanood -Mudaharaad Isku Rogay Iskudhac Geystayna Qasaare
updated:Dhimasho hal qof oo dhaawac ku dhintay iyo 7 dhaawac ah oo ku ijira Isbitaalka
Las-Anod,Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa kusoo waramaya in saaka uu ka dhacay magaalada mudaharaadyo isku rogay rabshadi iyo isku dhac dhexmara dadkii mudaharaadayay iyo Ciidamada. Read more…
MAAMULKA KHAATUMO STATE LOOMA DHAMMA, Wuxuuna Banaanka Soo Dhigay Khilaaf Hore,KADARE
Waxaa iskasoo daba dhacaya oo soo baxaya khilaaf siyaasadeed oo guun ah muddo dheerna jiray oo ka qarsoonaa da’ yarta una dhaxeeyey siyaasiyiinta kasoojeeda Sool,Sanaag iyo Cayn. Read more…
BREAKING NEWS:Khaatumo State of Somalia
New State of Somalia -” Khaatumo State of Somalia” - (Sool,Sanag,Cayn)
Taleex,Jan.16-(Laaska News) Waxaa lagu soo waramayaa in shir Beeleedkii kasocday magaalada Taleex lagaga dhawaaqay magac uu yeelanayo maamul goboleedkii dhawaan lagu dhawaaqay ee deegaanada SSC. Read more…
Siilaanyo Oo Ka Kahadlay Mawqifkiisa Shirka Taleex
Hargeysa Jan.14 – Madaxwynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo hadal ka hor jeediyay labada gole iyo warbaahinta ayaa sheegay mawqifka Somaliland ay kaqabto Shirka Taleex (Khaatumo 2). Read more…
Taleex:Laba Nin oo La Sheegay in Lagu Dilay Iskudhac Ka Dhacay Duleedka Taleex
Laaska news Dec. 11, 2011
Wararka ay warbaahintu ka helayso degmada Taleex ayaa kusoo waramaya in isku dhac ka dhacay duleedka degmada Taleex ay ku dhinteen laba qof,lix kalana ay ku dhaawacmeen,dhammaantoodna ay yihiin dadka deegaanka Taleex. Read more…
Lasanod:Siilaanyo oo Socdaal ku tagey Laascaanood
Laaska News Oct. 8,2011
Warka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa ku soo waramaya in maanta uu Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Siilaanyo uu socdaal ku tagey magaalada Laascaanood.
Lama oga ujeedada rasmiga ah ee socdaalkiisa,waxaana Read more…
Laascaanood:Gudoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Sool oo Dabley Ku Toogteen habeen hore ayaa la’aasay shaley
Laaska News Oct. 8,2011
Lasanod -Warka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa ku soo waramaya in Koox dabley hubaysan ah oo aan haybtooda la xaqiijin ay habeen hore toogosho ugu geysteen Guddoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Read more…