Odayaashii Dhaqanka Oo Kasoo Laabtay Istanbul
Wararka Ka imanaya Muqdisho ayaa kusoo waramaya in odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ay maanta dalka dib ugu soo laabteen,kana soo dageen gagida dayuuradaha ee Adan Cadde Airport. Read more…
Wararka Ka imanaya Muqdisho ayaa kusoo waramaya in odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ay maanta dalka dib ugu soo laabteen,kana soo dageen gagida dayuuradaha ee Adan Cadde Airport. Read more…
Update:”Madaxweynaha Soomaaliya Md. Shiikh Shariif wuxuu la kulmay madaxweynaha dalka Tanzania”.
Madaxweynaha Jahuuriyadda Soomaaliya Md Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa galinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Daarasalaam ee dalka Tansaaniya. Read more…
Laaska News Warka TFG da.
Afhayeenka Xukuumadda Eng Yariisoow ayaa Qodobada ugu muhiimsan Warmurtiyeedka u akhriyay Radio Muqdisho sida lagu sheegay warbaahinta qaranka.Warmurtiyeedka oo ka kooban 40 qodob ayaa qodobada ugu muhiimsan waxay kala yihiin:- Read more…
Istanbul - Shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa maanta ka furmay caasimadda labaad ee dalka Turkiga ee Istanbuul.
Shirkan oo ay kasoo qayb galeen in kabadan 50 dawladood iyo hay’ado caalami ah ayaa wuxuu socon doonaa laba cisho, waxaana looga hadlayaa arrimaha dhaqaalaha iyo horumarinta,dib u dhiska,siyaasadda iwm. Read more…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ku sugan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa maanta ka qeybgalay shirka Madax dhaqameeyada iyo Bulshada Rayidka ah ee ka socda Istanbul, halkaas oo uu khudbad taariikhi ah ka jeediyey.

Muqdisho – Wafdi uu hogaaminayo maadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta ka ambabaxay garoonka dayuuradaha ee Adan Cadde Airport ee Muqdisho,halkaas oo ay ku sii dhaweeyeen masuuliyiin labada gole ah,saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale. Read more…
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Prof.Cabdiwali Maxamed Caligas ayaa socdaal ku tagay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga shalay oo bishu ahayd 29/5/2012, halkaas oo ay kaga qayb galayaan shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya. Read more…
Wafdi uu hogaaminayo Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo gaadhay Turkiga.

Shirkii odayaasha dhaqanka iyo ururada Bulshada Rayidka ah ayaa maanta maalintii labaad si habsami leh uga soconaya magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga halkaasoo ay ku shirsan yihiin ku dhowaad 400 oo ergooyin kala matalaya qeybaha Bulshada Rayidka, Qurbejoogta, Read more…
Muqdisho – Wararka ka imanaya caasimaadda dalka ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Soomaaliya Md Shiikh Shariif Sh. Axmed oo ay weheliyaan xubno wasiiro ah,masuuliyiin xukuumadda ah,ciidamo iyo wariyayaal ay maanta socdaal ku tageen magaalada Afgooye oo uusan caga dhigin mudadii uu madaxweymaha ahaa . Read more…
Muqdisho -Waxaa maanta ka ambabaxay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho odayaashii dhaqanka ee xulista ergooyinka ansaxinta dastuurka ee baryahan kusugnaa Muqdisho ayaa loo qaaday waddanka Turkiga. Read more…
Muqdisho, April, 30, 2012—- Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federalka Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta kormeer ku tagay goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed. Read more…
Laaska News Apr.30, 2012
Waxaa isa soo taraya qayla dhaanta ka imanaysa Soomaali ku xidhxidhan xabsiyada Turkiga,waxaana lagusoo waramaya inay dadkaasi ku jiraan dumar iyo caruur waliba la sheegay inay ku jiraan ilmo 4 jir ah,warkaas oo aan ahayn mid qarsoon oo laga sheegay warbaahinta. Read more…
Warka Dalka – TFG Somalia
Muqdisho, Axad, April 29, 2012—– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay Uraradda Bulshada Rayidka ah.
Laaska News Apr.27, 2012
April 27 ( LN) – Faysal Cali Waraabe oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID,Somaliland iyo Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ku kulmay dalka Imaaraadka Carabta. Read more…
Laaska News Apr.26, 2012 Warka TFG da (RM.Codka JS).
(Muqdisho, April 25, 2012) Maanta waa maalin taariikhi ah oo bilow u ah dhameytirka howlihii Dastuuriga ahaa ee Xukuumadda Soomaaliya hormuudka ka ahayd.
Wasaarada Arimaha Dastuurka iyo Dibu-heshiisiinta ayaa Read more…
Laaska News Apr.25, 2012
Ciidanka malatariga ee Bakistaan ayaa sheegay inay ku guuleysyeen tijaabada gantaal, qaadi kara madaxyada nukliyeerka oo ah nooca gantaalada balaastikada ee ridada dhexe maalmo kadib marki Hindiya ay tijaabisay gantaal balaastilkada ee ridada dheer. Read more…
Laaska News Apr.24, 2012
Hargeysa – Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa ku soo waramaya in maanta maxkamadda Hargeysa markii u horreysay la hor keenay Boqor Buur Madaw tan iyo markii laqabtay isagoo kasoo noqday dalka Imaaraadka. Read more…
Muqdisho – Waxaa maanta caasimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu xusayo maalinta Ciidanka X D S ee “12 ka April” looguna dabaal dagayo sanad guuradii 52 aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii la aas-aasay ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ee 12 kii April 1960 kii. Read more…
Muqdisho, April 22 – Wafdi uu hogaaminayo wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya ayaa maanta kasoo dagay gagida dayuuradaha ee Adan Cadde Airport ee Muqdisho halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya sida lagu sheegay warbaahinta xukuumadda KMG ee Soomaaliya. Read more…
Laaska News Apr.22, 2012
Muqdisho, April 22 – Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Adan iyo wafdi uu hogaaminayao ayaa maanta galinkii hore ku soo laabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Read more…