Archive

Posts Tagged ‘Soomaaliya’

Warka Dalka -Somalia Oo Ka Baxday Xilligii KMG – QM

Tuesday, September 18, 2012 Comments off

Laaska News   Sept. 17, 2012

Warbaahinta Qaranka oo sheegtay in Qaramada Midoobay ay  ku dhawaaqay inay Soomaaliya ka baxday xilligii kumeel gaarka ahaa. Read more…

Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud Oo Loo Caleemo Saaray Somalia

Sunday, September 16, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 16, 2012

waxaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho munaasabadda caleemosaarka Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Dr. Xasan Shiikh Maxamuud uu kula wareegay xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Read more…

Madaxweynaha Cusub Ee Somalia Oo Ka Badbaaday Qaraxyo Ismiidaamin Ah,Shacabkana Lahadlay

Thursday, September 13, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 13, 2012            (Akhri  Khudbadda)

Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof. Xasan Shiikh Maxamuud ee la doortay Sept. 10 keedii ayaa warbaahinta kala hadlay shacabka Soomaaliyeed ugana tacsiyadeeyay geerida dhawr kamid ah ciidanka  oo waxyeelo geeri iyo dhaawacba leh ay kasoo gaadhay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee uu kabadbaaday,Madaxwynaha JFS, Waxa kale oo uu sheegay inaysan waxba kabadalayn qaraxayadaas dhacay,oo aysan kaleexanayn wadada lahaysto(loo joojin maayo weeye macnaheedu). Read more…

Qaraxyo Lasheegay Inay Ka dhaceen Muqdisho,Madaxweynihii La Doortay Oo U Wareegay Madaxtooyada

Thursday, September 13, 2012 Comments off

Laaska News Sept. 12, 2012

Muqdisho – Laba qarax oo isxiga oo ismiidaamin ah ayaa laga soo sheegay inay ka dhaceen maanta banaanka hore ee hotel uu daganaa  Madaxweynaha la doortay ee Xasan Sheikh Maxamuud,waxaana la sheegay in waqtiga uu falkaasi dhacayo uu madaxweynaha kusugnaa hotelka oo uu shir kula lahaa wafdi reer Kenya ah oo uu hogaaminayo wasiirka Arrimaha Dibadda. Read more…

Murashax Shariif Oo U Hambalyeeyay Murashaxii Tartanka Ka Helay (Sept. 10, 2012)

Tuesday, September 11, 2012 Comments off

Muqdisho- Sept. 10 (LN)- Murashax Shariif (Madaxweyne Shariif) oo khudbad ka jeediyay baarlamaanka kadib markii guddoonka baarlamaanka Soomaaliya uu ku dhawaaqay natiijadii rasmiga ahayd ee kasoobaxday tartankii doorashada Madaxweynaha ee ay wareeggii 3aad ku tartameen isaga iyo Murashaxa kale ee ku guulaystay tartanka doorashada Madaxweynaha Federaalka Jamhuuriyadda   Soomaaliya Mudane Xasan (Madaxweynaha Cusub). Read more…

Gudoonka Baarlamaanka Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Doorashada Madxweynaha Somalia (Sept. 10, 2012)

Tuesday, September 11, 2012 Comments off

Update:Xasan Shiikh  oo loo dhaariyay Madaxweynaha Soomaaliya”.

Muqdisho- Sept.10 – Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada rasmiga ahayd ee kasoo baxday tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ka dhacday magaalada Muqdisho Sept. 10, 2012 ayna wareeggii 3aad ee doorashada ku tartameen laba musharax. Read more…

Breaking News:Somalia Elects New President “Hassan Sheikh Mohamud”

Monday, September 10, 2012 Comments off

Laaska News Sept. 10, 2012

Somali lawmakers  has elected a new Somali President, Hassan Sheikh Mohamud.

Hassan Sheikh Mohamud               19o   Vote

Sharif Ahmed Sheikh Ahmed       79

Wareeggii 3aad Tirintii Codadka oo Dhamaatay iyo Hassan Sheikh oo Si Weyn Uga hor Maray Sharif

Monday, September 10, 2012 Comments off

Laaska News Sept. 10, 2012

Waxaa dhamaaday tirinta cododka wareegga saddexaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Read more…

Somali Election 2012- Laba Musharax Oo Usoo Baxay Wareegga 3aad (Sep. 10,2012)

Monday, September 10, 2012 Comments off

Laaska News Sept. 10, 2012

Kadib markii wareeggii labaad ay u gudbeen 4 musharax oo kala ah:

.
waxaa tanaasulay laba musharax waxaana laga gudbay codaynta wareegga labaad.
.
Sidaa awgeed waxaa wareegga 3aad u gudbay oo loo coddaynayaa labada musharax ee kala ah: Read more…

Wareeggii Koowaad Ee Doorashada Iyo Tirintii CodadkaOo Dhamaatay,Natiijo Horudhac Ah (Update)

Monday, September 10, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 10, 2012

Update:”Natatiijadii oo lagu dhawaaqay iyo 4 murashax oo usoobaxay wareegga labaad”  waa kuwa ugu horreeya ee hoos ka akhri.

Muqdisho – Natiijadani waa horu dhac ,walina guddiga doorashadu kuma dhawaaqin tirada rasmiga ah,waxaase cad in musharaxiinta kasoo jeeda muqdisho ay banaanka ka qaadan doonaan jagada madaxweynaha. Read more…