Archive
Wadahadalada Ergada Buuhoodle Vs Somaliland
Laaska News August 11, 2012
Hawd – Wararka ka imanaya hawd iyo Hargeysa ayaa kusoo waramaya in ergo reer Buuhoodle ah oo uu kamid yahay Ex.hogaamiye SSC Saleemaan Xaglo Toosiye ayna weheliyaan odoyaal kasoo jeeda deegaanka Buuhoodle oo maalmahan wadahalo usocdeen Somaliland ay arrimaha qaarkood isla meel dhigeen. Read more…
Shirkii Nairobi Iyo Sida Loo Qaybiyay Soo Xulista Xubnaha Beesha Sool Ee Baarlamaanka Oo Laga Biyo-diiday – Wareysi
Laaska News August 7, 2012
Shirkii Nairobi Iyo Sida Loo Qaybiyay soo xulista Xubnaha Beesha Sool Uga Qayb Galaysa Baarlamaanka Soomaaliya oo uu kahadlay Wasiirkii hore ee Warfaafinta kana biyo diiday sida loo maamulay.

Shirkii Saxiixayaasha Roadmapka ee ka dhacay magaalada Nairobi, warbaahintana horrey looga maqlay qodobada miiska yaalay ayaa waxaa shalay laga soo saaray qodobo,qodobadaas oo ay kamid ahaayeen qodob sheegaya in xubnaha Beesha Dhulbahante uga qayb galaya Baarlamaanka Soomaaliya laga soo kala xulo ama ay soo kala xulaan odayaal kusugan Muqdisho iyo maamulka Puntland.
Pres.Shiikh Shariif Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Kulmay
Laaska News Apr.27, 2012
April 27 ( LN) – Faysal Cali Waraabe oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID,Somaliland iyo Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ku kulmay dalka Imaaraadka Carabta. Read more…
Xukuumadda KMG Soomaliya Oo La Sheegay Inay Aqooonsi Kala Noqotay Khaatumo State
Muqdisho March 9 (Laaska News) – Waxaa soobaxay war sheegaya in xukuumadda KMG Soomaaliya ay kala noqotay aqoonsigii maamulka Khaatumo sida lagu sheegay war qoraal ah oo kasoobaxay xafiiska R/wasaaraha Dawladda KMG Soomaaliya uuna kusaxiixan yahay Kusimaha R/wasaaraha ahna Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha. Read more…
Madaxweynaha Somaaliya Oo Ka Hadlay Soo Dhaweynta Khaatumo
Muqdisho March 8 (Laaska News) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ka qayb galay xuska maalinta haweenka oo ka dhacday Muqdisho hadalna ka jeediyay ayaa mar uu ka hadlay soo dhaweynta Khaatumo waxa hadaladiisa kamid ahaa: Read more…
Laascaanood – Mudaharaad Lagu Taageerayo Aqoonsi Lasheegay inay Khaatumo Ka Heshay TFG,Dhaawac,Bandaw
Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa ku soowaramaya in laba qof ay ku dhaawacmeen mudaharaadka ka dhacay magaalada Laascaanood, labada qofna ay yihiin dadka deegaanka. Read more…
Makula tahay in Beeli,Beel Dastuur Usamayn Karto?
Laaska News Feb. 17, 2012 “INDHA FUR Soomaaliyeey”
Sida la ogsoon yahay dalka Soomaaliyeed waxa ka taagan waa kalsooni darro ay keentay colaadihii iyo burburkii waddanka soomaray.
.
Dalku wuxuu leeyahay madaxweyne,Gole wasiiro iyo Baarlamaan.
.
Waxaana dawladdaa lagu qaybsaday hab aan la aqoon meel uu kayimid oo layiraahdo 4.5,si kastaba ha ahaade,dawlad baa lagu dhisay.
Read more…
Mudaharaad Ka Dhacay Hargeysa Lagu Taageerayo Somaliland,Madaxweyne Kuxigeenka Iyo Siyaasiin Ka Hadlay Reer Sool ,Shirarkooda
Hargeysa -Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa ku soo waramaya in mudaharaad ballaaran uu ka dhacay magaalada oo ay ka qayb galeen Madaxweyne kuxigeenka Soomaaliland dadweynaha magaalada Hargeysa,mucaarad iyo muxaafidba,madaxda xisbiyada, siyaasiyiin iyo dadweyne kale. Read more…
Laascaanood -Mudaharaad Isku Rogay Iskudhac Geystayna Qasaare
updated:Dhimasho hal qof oo dhaawac ku dhintay iyo 7 dhaawac ah oo ku ijira Isbitaalka
Las-Anod,Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa kusoo waramaya in saaka uu ka dhacay magaalada mudaharaadyo isku rogay rabshadi iyo isku dhac dhexmara dadkii mudaharaadayay iyo Ciidamada. Read more…
MAAMULKA KHAATUMO STATE LOOMA DHAMMA, Wuxuuna Banaanka Soo Dhigay Khilaaf Hore,KADARE
Waxaa iskasoo daba dhacaya oo soo baxaya khilaaf siyaasadeed oo guun ah muddo dheerna jiray oo ka qarsoonaa da’ yarta una dhaxeeyey siyaasiyiinta kasoojeeda Sool,Sanaag iyo Cayn. Read more…