Archive
Five dead in emergency landing in Ukraine

LET L-410 (Image from wikipedia.org) via RT.
Five people have died and 15 injured, including an Austrian, when a plane carrying parachute students crash-landed near the Ukrainian capital Kiev. Read more…
Soomaali Ka Qalin Jabisay Jaamacad Ku Taal Maraykanka
Laaska News Apr.30, 2012
Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay Jaamacadda Metro State, Minnesoto.

Munaasabad balaaran oo ay kasoo qayb-galeen madax, macalamiin, arday waaladiin iyo maamulka jaamacadda Metro State University looguna dabaal-dagayay qalin-jibinta arday badan oo wax ka baratay jamacadda ayaa xalay lagu qabtay magaalada St.Paul ee Gobalka Minnesoto ee dalka Mareykanka.
Russia welcomes foreign students
Laaska News Oct. 29,2011
Russia is ready to provide UNESCO with scholarships for foreign students who’ll be later working in Africa, the country’s Minister of Culture Alexander Avdeev Read more…
Somalia:Khudbaddii Madaxweyne Shariif ujeediyay Ardayda Heshay Deeqda Waxbarasho ee Turkiga & Wareysi (Wasiirka Ganacsiga ,Hadraawi) & Warar kale
Somalia: Madaxweyne Sheikh Shariif oo sagootiyay Arday Deeq wax Barasho kaheshay Turkiga – AKHRI/DHAGEYSO +SAWIRRO
Somalia:Arday ka Qalin-Jebisay Jaamacadaha Wadanka Pakistan – SAWIRRO
Somalia:Xaflad Qalin jebin ah oo lagu qabtay Muqdisho-SAWIRRO
Laaska News June 18,2011
Muqdisho,Somalia – Xaflad ay ku qalin jabiyeen in ka badan 40 Arday ayaa maanta lagu qabtay Jaamacadda Indian Octian ee magaalada Muqdisho. Read more…
Hargeisa:Jaamacada Hargeysa oo caadi ku soo noqotay maanta,kadib Mudaharaadkii shalay
Laaska News December 26,2010.
Hargeisa(Laaska News)-Jaamcada Hargeisa oo shalay ay ka dhaceen mudaharaadyo ay sameeyeen qaar ka mid ah ardada ,ayaa maanta caadigeeda kusoo noqotay,ardada intoodii badnaydna ay fasalada ku jiraan waxbarashadiina ay caadi usocoto sida wariye Axmed Saciid Cige BBCda ka sii daayay oo saaka la kulmay ardada iyo qaar maamulka ka mid ah. Read more…




