Archive

Posts Tagged ‘Suldaan Abubakar Cilmi Wabar’

Suldaan Abubakar Cilmi Wabar, oo shalay loo Magacaabay Suldaanka Guud ee Ardaayada Beesha Jibriil Yoonis.

Tuesday, January 25, 2011 Comments off

Laaska News January 25,2011

Hambalyo Suldaan Wabar

suldaan-wabar Quljeed-Golaha Dhaqanka ee Beesha Jibriil Yoonis – ee Ka tirsan Beesha Samaroon(Awdal) ayaa shalay u mgacaabay   Suldaan Abubakar Cilmi Wabar, Suldaanka Guud ee Ardaayada Beesha Jibriil Yoonis.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Suldaan Wabar