Archive
Qunsulkii Soomaaliya Ee Fadhigiisu Ahaa Nayroobi Oo Geeriyooday
Laaska News Sept. 20, 2012
Qunsulkii Soomaaliye ee Safaaradda Soomaaliya ku leedahay magaalada Nayrobi ee dalka Kenya Maxamed Cismaan Adan “Edson” ayaa lasheegay inuu ku geeriyooday cisbitaal ku yaal magaalda Nairobi, laguna aasay maanta (Sept. 19).
Read more…
London:Fanaanadii Qaranka Faadumo Qaasim Hilawle oo Geeriyootey
Laaska News Oct. 6,2011
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

LONDON - Wararka laga helayo magaalada London ayaa ku soo waramaya in Fanaanadii Qaranka Faadumo Qaasim Hilawle ay saaka aroortii ku geeriyootay Isbitaal ku yaal London.
AHUN Faadumo Qaasim ama “Faynuustii Fanka “ayaa ahayd Fanaanad caan ah oo aad looga yaqaanay Soomaaliya oo dhan, caanna ku ahayd heesaha Banaadiriga (ama Xamariga), kana Read more…
Somalia:Wasiirkii Arimaha Gudaha Soomaaliya oo Geeriyooday
Laaska News June 10,2011
Somalia:Interior Minister of Somalia dead after attack
Muqdisho-Wasiirkii Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdishakuur Sh.Xasan Faarax ayaa caawa ku geeriyooday Isbitaalka Banaadir sida uu warbaahinta Read more…
Somalia:Gogoshii Tacsida Qaran ee Imaam Maxamuud oo la soo xiray
Laaska News May 18,2011
Munaasabad lagu soo gabogabeeynayey tacsi heer qaran ah oo loo sameeyey Alle ha u naxariistee Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, Culumaa’udiin iyo Wax garad ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Read more…
Somalia:SAWIRRADA Qeybta 2aad AASKII QARAN EE LOO SAMEEYAY IMAAM MAXAMUUD IMAAM CUMAR
Laaska News May 15,2011
Somalia:Guddi qaabilsan qabanqaabada aaska Imaam Maxamuud oo la magacaabay
Laaska News May 13,2011
Somalia:Dowladda oo ka hadashay Geerida Immaam Maxamuud
Muqdisho -Kulan looga hadlaayay sidii aas ballaaran loogu sameyn lahaa Allaha u naxariistee Imaaam Maxamuud Imaam Cumar oo ku geeeriyooday dalka Kenya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Kulankaasi oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu magacaabay guddi u xilsaaran qabanqaabada aaska Allaha u naxariistee Imaam Read more…
Kenya: Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo geeriyooday
Laaska News May 12,2011
Allaha u naxariistee waxaa galabta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ahaa Imaamka Beesha Muddulood.
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya waddanka Kenya Maxamed Cali Nuur “Ameeriko” ayaa Radio Muqdisho u xaqiijiyay geerida Imaamka oo uu tilmaamay in isagoo xanuunsanaya caafimaad ahaan loo geeyay dalka Kenya. Read more…
Shiikh Cumar Faaruuq oo geeriyooday
Laaska News Tuesday, March 08,2011
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Alla ha unaxariistee Shiikh Cumar-faaruuq Xaaji Cabdi-suldaan Xaaji Maxamuud(Sh.Cumar-faaruuq) oo ahaa mufti Soomaaliyeed si weyna looga yaqaanay caalamka Read more…
Tacsi: Axmed Jaamac Cabdulle (Jengali) oo Geeriyooday
Laaska News March 03,2011
San Jose (Laaska News) – Allah ha unaxariistee Axmed Jaamac Cabdulle Jengali ayaa saaka ku geeriyooday magaalada San Jose ee Gobolka California ee Wadanka Maraykanka. Read more…
Geeri Naxdin leh: Former Dean,College of Education Lafole(SNU) Prof.Farah Hussein Gedle oo ku Geeriyooday Canada
Laaska News Feberuary 15,2011
Innaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun.
Waxaa na soo gaaray Geerida Alla ha u naxariistee Prof.Faarax Xuseen Gedle oo xalay ku geeriyooday magaalada Toronto ee wadanka Canada.
(AHUN) marxuum Prof.Faarax Xuseen Gadle Read more…