Muqdisho, April 20 – Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed Maxamuud ayaa lagu sheegay ”magaacaabid Wasiir” oo ah Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Bulshada,Shaqada,Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Cayaaraha sidaana waxaa lagu sheegay shabakadda RM Read more…
Muqdisho, April 20 – Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed Maxamuud ayaa lagu sheegay in xil ka qaadis lagu sameeyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Bulshada, Read more…
Laaska News Apr. 15, 2012
Hargeysa. Apr.14. (LN)-Madaxweynaha somaliland Mr. Axmed Silanyo oo hadal ka jeediyay shirka golaha dhexe ee xisbiga talada haya ee Kulmiye uga furmay maanta oo bishu tahay 14 ka April qaybta shirarka ee Hotel Mansuur ayaa arrimaha uu ka hadlay waxaa kamid ahaa qorshaha xukuumadiisa ee ku aadan wadahadalka xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland lagu wado inay yeeshaan. Read more…
Laaska News Apr. 14, 2012 Warka TFG da.
(Muqdisho, April 14, 2012) Madaxwaynaha dowlada federaalka ku-meelgaarka ee Soomaaliya, mudane Shariif Shiekh Axmed, ayaa maanta ku dhawaaqay gudi ka kooban todobo xubnood oo horkici doona qorshaha wada-hadalka lala geli doono maamulka Read more…
Laaska News Apr. 13, 2012
Muqdisho, Apr.13 (LN) – Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay wadada loo marayo soo xulidda aqalka odayaasha iyo ka Baarlamaanka Soomaaliya. Read more…
Laaska News Apr. 13, 2012
Muqdisho. Apr.12 -Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa Hambalyo ku aadan sannad guurrada 52-aad ee ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed u diray Xoogga dalka, isagoo u rajeeyay in ay sannadaha soo socda dib u soo celiyaan awooddii Ciidammada Xoogga dalka. Read more…