Archive
Somalia:Dabley Hubaysan oo Dil iyo Dhaawac ugeystay Gaadiid kusii jeeday Qandala
Laaska News July 28,2011
Bosaso – Warka laga helayo caasimadda dhaqaalaha Puntland ee Boosaaso,Gobolka Bari ayaa kusoo waramaya in saaka dabley hubaysani ay rasaas ku fureen baabuur xamuul ah oo marka soo istaagay goob kontarool ah oo ku taal tuulada Kob dhexaad ee Degmada Ufeyn ee Gobalka Bari. Read more…
Somalia:Xiisad Colaadeed oo kasoo cusboonaatay Beelo wada dega Mudug
Laaska News June 8,2011
Gaalkacyo- Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa kusoo waramaya in saaka ay dabley hubaysani ay weerar ay ku qaadeen dad ku sugnaa goob wax laga cabo oo dhinaca Koonfurta Gaalkacyo ayna ku dileen 4 qof ,13 kalana ay ku Read more…
Somalia:Laba Nin oo lagu dilay Magaalada Laascaanood – BEESHA
Laaska News May 17,2011
Lasanod (Laaska News) – Warka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in galabta, maqribka hortiisii magaalada Laascaanood ay dabley Read more…
Degdeg:Raggii Dhaawacay Taliyaha Ciidanka Nabadgelyada Wadooyinka Gobolka Sool oo la qabtay
Laaska News May 1,2011
Laascaanood-Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in raggii rasaaseeyay Taliyaha Ciidanka Nabadgelyada Wadooyinka ee Gobolka Sool Mr Adan Axmed Yaasiin (Adan Gaal) la qabtay,ragaas ayaa Taliyaha dhaawac lugta ah ugeystay shalay maqribkii. Read more…
War Deg Deg ah:Adan Axmed Yaasiin oo ladhaawacay iyo raggii oo lagartey
Laaska News April 30,2011

Lasanod
Lasanod (Laaska News) war hadda nagasoo gaarey magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in maqribkii 4nin ay rasaaseeyeen Taliyihii Ciidanka Wadooyinka Gobolka Sool Mr.Adan Axmed Yaasiin (Adan Gaal) uuna qabo dhaawac fudud.
Warku wuxuu intaa kudarayaa in raggii falkaa geystay oo afar nin ah la
Somalia:Laascaanood – Sarkaal katirsan Ciidanka Boliska ee Gobolka Sool iyo laba qof oo kele oo la dhaawacay-Beelahooda
Laaska News April 30,2011
Lasanod-(Laaska News) Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska ee Gobolka Sool ee (Maamulka Somaliland) laguna magacaabo Jaamac Muuse Cawad ay dabley hubeysani ku toogteen xalay (maqribkii) badhtamaha magaalada Read more…
Somalia:Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Sool oo Qarax ka badbaaday
Laaska News April 21,2011
Qarax lala eegtay xalay Rag Bahararsame ah oo ku sugnaa Saldhig Boolis oo ku yaal Koonfurta Laascaanood
Laaska News April 10,2011

Lasanod
Lasanod (Laaska News)
-Wararka aan ka helayno magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in xalay fiidkii rag ku sugnaa saldhig ku yaala koonfurta Laascaanood meesha la yiraahdo tuula qodax oo isugu jiray ciidanka Booliska iyo shacab lagu tuuray bam gacmeed.
