Archive
Saada Cali Oo Ka Baxday Isbitaalkii iyo Dhaawcii oo Mid Geeriyooday
Garowe, (Laaska News Jul.21) – Wararka Laga helayo magaalada Garowe ayaa kusoo waramaya in fanaanadda Saada Cali Warsame ay soo wanaagsanaanayso xaaladeeda caafimaad ayna galinkii hore ee maanta kabaxday Isbitaalka Garowe oo lagaga dawaynayay dhaawac kasoo gaadhay shil baabuur oo kadhacay meel ka baxsan magaalada, galabnimadii shalay oo ay bishu ahayd 20 ka July 2012, shilkaas oo ay ku dhinteen laba qof oo midi uu ku dhintay goobta shilku ka dhacay, halka ka kalana uu habeenimadii ku geeriyooday Isbitaalka Garowe oo dhaawac ahaan lagu soo gaarsiiyay sida ay sheegeen mas,uuliyiinta caafimaadka oo warbaahinta la hadlay. Read more…
Fanaanad Qaran – Saada Cali Oo Shil Gaadhi Ku Dhaawacantay Wadada Gaalkacyo – Garowe
Laaska News July 21, 2012 “Car Accident”
Garowe (July 20) Fanaanada caanka ah ee Saada Cali Warsame ayaa ku dhaawacantay shil baabuur halka uu qof ku dhintya shilkaa,laba kalana ay ku dhaawacmeen.Waxaana lagu soo waramayaa inay qabto dhaawac fudud,ayna ka jabtay gacan,qoortana wax ka qabto, ayna miyir qabto ayna hadlayso, sidoo kalena ay taahayso!. Read more…
Recent Posts
- PRESIDENT HASSAN OO “MAALINTA XORRIYADDA” UGANDA KALA QAYB GALAY, LANA KULMAY ‘DHIGGIISA KENYA,UGANDA’ IYO JAALIYADDA
- Saif’s Case – ICC wants Gaddafi son’s trial in The Hague
- Madaxweynaha Somalia Oo Socdaalkii 1aad Ku Tagay Dibadda
- Caqabadaha Horyaal PM Saacid Iyo Su’aalo taagan
- PM Saacid Faarax-Garaad Iyo Ardaynimadii
- Somalia’s President Appoints New Somali PM
- Madaxweynaha Somalia Oo Magacaabay PM
- Kismayo – Ciidamada Huwanka Ah Oo Lasheegay Inay Gudaha Ugaleen Oo Dhawr Gobood Kadageen
- Baladweyne – Qasaaraha Daadadka Iyo Fatahaadda Oo Korodhay Iyo Caalamkii Oo Dhagaha Furaystay
- Madaxweyne Somalia Oo Socdaalkii 2aad Ku Tagay Baladweyne
Top Rated
POPULAR TAGS
SOMALI WEBSITES
Spam Blocked
INTA SOO BOOQATAY
- 371,403 hits