Archive

Posts Tagged ‘WARARKA’

Ra’iisal Wasaare Prof Cabdiwali Oo Kasoo Noqday Gaalkacyo

March 29, 2012 Comments off

Muqdisho. Mar. 28 (Laaska News) Raiisal wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali-gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Read more…

Wasiirka Arrimaha Afrika Ee Britain Oo Socdaal Ku tagey Muqdisho 25 kii Maarso,2012

March 29, 2012 Comments off

Laaska News March 29,2012
“Warbixinta ay warbaahinta XukuumaddaTFG du ka qortay  March 27″.

Muqdisho. Mar. 27  (RM) – Wasiirka Arrimaha Afrika u qaabilsan Dawladda Ingiriiska Henry Bellingham, ayaa axaddi booqdey Muqdisho, iyada oo hal bil ay ka soo wareegatey shirkii London ee Soomaaliya. Read more…

Madaxweyne Shariif Oo Socdaal Dibadda U Tagay

March 28, 2012 Comments off

Muqdisho – Mar. 28 -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md.Shariif Sh. Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta duhurnimadii ka ambabaxay gagida dayuuradaha caalamiga ah (Adan Adde International Airport) ee magaalada Muqdisho, Caasimadda Soomaaliya. Read more…

Madaxweyne Shariif Oo Kormeer Kutagay Magaalada Cadaado Ee “Xaruunta Ximan Iyo Xeeb”

March 27, 2012 Comments off

Laaska News March 27,2012

Wararka laga helayo gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ay maanta kormeer aan lasii shaacin  ku tageen magaalada Cadaado  ee uu ka arrimiyo Maamulka Ximan Read more…

Shirka wada tashiga saxiixayaasha Soomaalida ee barnaamijka dhmeystirka geedi u socodka xiliga kala guurka ah (Warmurtiyeed )

March 27, 2012 Comments off

 Warka TFG da

War-murtiyeed

Galkacayo 26 March,2012: Shirkii wadatashagiga saxiixayaasha somaliyeed ee Barnaamijka dhameystirka xiliga kala guurka ah ayaa maanta oo bishu tahay 26 March,2012 lagu qabtey magaalada Galkacayo. Read more…

Soomaaliya – Wasaaradda Warfaafinta,Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Idaacad Ugu Deeqday Khaatumo State

March 26, 2012 Comments off

by Canab                                                                           Warka TFG  da

Muqdisho (March 26) – Wasaaradda Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo State ku wareejisay Idaacad taasi oo Wasaaraddu ugu talagashay in ay dhageystaan shacbiga Soomaaliyeed ee ku nool deegaannada uu maamulkaasi ka arimiyo. Read more…

Soomaaliya – Madaxweynihii Hore Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Oo Lagu Aasay Gaalkacyo

March 25, 2012 Comments off

Muqdisho .March 25 (Laaska News)-Wararka nagasoo gaaraya magaalooyinka Gaalkacyo iyo Muqdisho ayaa kusoo waramaya in Madaxweynihii hore ee Dawladda KMG Soomaaliya Col. Read more…

Somalia:Faahfaahin ku saabsan dhacdadii Baargaal

August 19, 2011 Comments off

Laaska News  August 19,2011
Bargal,Somalia – Isku dhac horay ay warbaahintu ka sheegtay inay ka dhacday magaalada Baargaal oo la sheegay inay isku dhaceen ciidan Puntland ah iyo Read more…

Somalia:Isku dhac laga soo sheegayo Deegaanka Baargaal

August 18, 2011 Comments off

Laaska News  August 18,2011
Wararka laga helayo Deegaanka Baargaal ee Bariga Soomaaliya ayaa kusoo waramaya in galabta uu isku dhac ku dhex maray ciidamada Puntland iyo Read more…

Somalia:Fariinta Bisha Barakeysan ee Soonka ee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

July 31, 2011 Comments off

Laaska News  July 31,2011

.
Ummadda Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiinta Caalamka waxaan u dirayaa Hambalyo ku aadan bisha barakeysan ee Ramadanka oo ah bil fadli gaar ah u leh muslimiinta oo ay gudanayaan waajibaadka diiniga ah. Bisha Read more…

Somalia: Kuweyt oo gargaar Badda u soo marsiisay Soomaaliya

July 31, 2011 Comments off

Laaska News  July 31,2011

 Muqdisho,Somalia -Dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u guddoontay Deeq macaawino ah oo ay Dowladad Kuwait dhinaca badda u soo marsiisay dadka Soomalaiyeed ee ay abaaruhu ku saameeyeen gudaha dalka.

Markab sida Shixnad gargaar ah oo cadadkeedu Read more…

Somalia:Liiska Golaha Wasiirada ee uu magacaabay PM. Prof. Abdiweli – +Beelaha (Update)

July 20, 2011 Comments off

Laaska News  July 20,2011

Somali PM Prof. Abdiweli

Read more…

Somalia:War-saxaafadeed- Dilkii Fasuul Cabdalla oo ay dowladda ku hadashay

June 12, 2011 Comments off

Laaska News  June 12,2011

War Saxaafadeed 034/2011

Dowladda Soomaaliya oo Cadeysay Dhimasadii Fazul Cabdalla.(Muqdisho, 12 Juun, 2011) – Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxay Arbacadii Read more…

Somalia:Calanka dalka oo hoos loo dhigayo iyo shaqaalaha dowladda oo fasaxan

June 12, 2011 Comments off

Laaska News  June 12,2011

Wasaaradda arriaha gudaha iyo amniga qarabka ee xukuumadda FKMG ayaa sheegtay in muddo sadax maalmood ah calanka jamhuuriyadda hoos loo dhigayo islamarkaana ay fasax yihiin dhammaan shaqaalaha dowladda.

Read more…

Italy:Banaanbax ka dhacay Taliyaaniga.SAWIRRO

June 12, 2011 Comments off

Laaska News  June 12,2011

Dibadbax ballaaran oo ay soo qaban qaabisay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalaa Torino ee dalka Taliyaaniga islamrkaana lagu taageeray go’aankii ka soobaxay golaha wasiirda ayaa lagu qabtay magaaalada Read more…

Baargaal:Shir Sanadeed Looga Warbixinaayo Baraf dhaliyaha FAO oo Ka dhacay Degmada Baargaal

February 24, 2011 Comments off
Laaska News Feberuary 24,2011
Baargaal (Laaska News)-Waxaa Xarunta Shirkada Kaluunka & korontada Baargaal Lagu Qabtay  Shir Sanadeed looga warbixinaayo Waxqabadka Barafdhaliyaha Barafka Xashka ee Hay’ada FAO Ka hirgalisay Degmada Baargaal. Read more…

Muqdisho:Kooxda Alshabaab oo soo bandhigay Askar Africanka ah oo la laayay iyo kuwo nool ,Sheegenaya Guul….DHAGEYSO

February 24, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 24,2011

Muqdisho, Feb 23, 2011        Kooxda Alshabaab oo soo bandhigay Askar Afrikaan ah oo ay qaarna laayeen Qaarna nolosha ku qabteen  sidoo kale Read more…

Hargeysa:Madaxweyne Silaanyoo oo la kulmay Wafti ka Socota Dawlada Ingiriiska

February 1, 2011 Comments off

Feberuary 1,2011 Laaska News.

Madaxweyne Silaanyoo oo la kulmay Wafti ka Socota Dawlada Ingiriiska,Monday, 31 January 2011

Read more…

Waxgaradka Buuhoodle oo ka Hadlay Dagaalkii ka dhacay Hagoogane kuna eedeeyey Masuuliyada Dagaalkaasi Madaxwayne Siilaanyo

February 1, 2011 Comments off

Feberuary 1,2011 Laaska News.
(Buuhoodle, January 31,  2011 Ceegaag Online)
Warsaxaafadeed uu akhrinayo Caaqil Cabdilaahi Xasan Qanbi DHAGEYSO

Kadib Markii Maalintii shalayto uu Dagaal Xoogan oo sababay Dhimasho iyo Dhaawac uu ka dhacay Baliga hagoogane dagaalkaasi Read more…

Masar:Madaxweyne Mubaarak oo TV ga kala hadlay shacabka Masar

January 28, 2011 Comments off

January 28,2011 Laaska News

Qahira -Nile TV- Waxaa socotay kuhdbad uu jeedinayo Madaxweynaha Masar,Xusni Mubaarak,shacabka reer Masar.
Khudbadda Madaxweynaha ayaa waxaa kamid ahaa: Read more…