Archive
Somalia – Deegaanno Loo Aqoonsaday Degmooyin (Warka Aug 20, 2012)
Laaska News August 22,2012
Muqdisho, – Waxaa saddex deegaan oo ah Sh/Dhexe iyo Hiiraan loo aqoonsaday degmooyin sida lagu sheegay warbaahinta qaranka, Aug.20,2012. Read more…
Somalia-Xafiiska PM-ka Oo “Sharciyadda Magacaabista Degmooyinka Cusub,& Dalacsiinta” Ka Hadlay -Warsaxaafadeed
Laaska News August 16, 2012

Mogadishu, Somalia (Aug.15,2012)-Waxaa warsaxafadeed kasoobaxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Madxamed Cali lagaga hadlay magacaabista degmooyinka cusub ee dhawaan lagu magacaabay wareegtooyin kasoobaxay xafiiska Madaxweynaha iyo sidoo kale dalacsiinta saraakiisha dawladda IWM.Waxaana muuqata in labada xafiis ay si aad ugu kala aragti duwan yihiin magacaabista arrimahaas kor ku xusan & cidda awoodda uleh labadaba. Read more…
Somalia – Degmooyin Cusub Oo J/Hoose Iyo Bay Loo Magacaabay – Wareegto Madaxweyne
Laaska News August 13, 2012
Muqdisho, Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Md.Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu sheegay in laba deegaan oo ka kala tirsan Gobolada J/Hoose iyo Bay laga dhigay Degmooyin sida laga helay Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Read more…
Somalia – Madaxweyne Shariif Oo Laba Degmo U Magacaabay Deegaanno Gedo Iyo Bakool Ah – Wareegto
Laaska News August 12, 2012
Muqdisho, Madaxweynaha Soomaaliya Md.Sh.Shariif Sheekh Axmed ayaa deegaanada lagu kala magacaabo karaaban iyo Dhuurey u magacaabay inay noqdaan laba degmo, kuwaas oo ka kala tirsan Gobolada Gedo iyo Bakool. Read more…
Galinsoor Oo Laga Dhigay Degmo
Laaska News July 27, 2012
Waxaa xukuumadda Soomaaliya ka dhigtay magaalada Galinsoor oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, degmo Buuxda sida lagu sheegay wareegto kasoobaxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya iyo wareegto faafin ah oo kasoobaxday Wasaaradda Arrimaha Gudahakadibna lagu baahiyay warbaahinta qaranka. Read more…
Madaxweynaha Oo Magacaabay Guddoomiye Bank
Laaska News July 10, 2012
Muqdisho, Somalia- Sida lagu sheegay qoraal wareegto ah oo lagu faafiyay warbaahinta Qaranka ,kana soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Mr. Mohamoud,waxaa lamagacaabay xilka Guddoomiyaha Bankiga Horomarinta Soomaaliyeed,loona magacaabay Read more…
Dikreeto Madaxweyne -”Gabeyre,Caynaanshe Iyo Dheel” In Dib Loogu Celiyo “Hantidii,Magacii Iyo Maamuuskii”
Laaska News Jun.17, 2012 Top News
Muqdisho – Qoraal kusoobaxay warbaahinta qaranka ayaa lagu sheegay in maanta madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md.Shiikh Shariif uu amar ku bixiyay in dib loogu celiyo hantidii maguurtada ahayd dhaxaltooyada marxuumiinta kala ah: Read more…
Madaxweyna Shariif Oo Laalay Qodobo Axdiga KMG Kamid Ahaa – Wareegto
Madaxweyna Shariif oo laalay Qodobo Ka mid ah Axdiga KMG ah oo quseeya qorshaha Road-mapka
Wareegtada madaxweynaha ayaa u qorneyd sidatan: Read more…
Somalia – Magacaabid Wasiir – Wareegto
Muqdisho, April 20 – Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed Maxamuud ayaa lagu sheegay ”magaacaabid Wasiir” oo ah Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Bulshada,Shaqada,Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Cayaaraha sidaana waxaa lagu sheegay shabakadda RM Read more…
