Archive
Shirkii Nairobi Iyo Sida Loo Qaybiyay Soo Xulista Xubnaha Beesha Sool Ee Baarlamaanka Oo Laga Biyo-diiday – Wareysi
Laaska News August 7, 2012
Shirkii Nairobi Iyo Sida Loo Qaybiyay soo xulista Xubnaha Beesha Sool Uga Qayb Galaysa Baarlamaanka Soomaaliya oo uu kahadlay Wasiirkii hore ee Warfaafinta kana biyo diiday sida loo maamulay.

Shirkii Saxiixayaasha Roadmapka ee ka dhacay magaalada Nairobi, warbaahintana horrey looga maqlay qodobada miiska yaalay ayaa waxaa shalay laga soo saaray qodobo,qodobadaas oo ay kamid ahaayeen qodob sheegaya in xubnaha Beesha Dhulbahante uga qayb galaya Baarlamaanka Soomaaliya laga soo kala xulo ama ay soo kala xulaan odayaal kusugan Muqdisho iyo maamulka Puntland.
Somaliland Oo Faahfaahin Ka Bixisay Guddiga Wadahadalada Somalia Iyo Somaliland
Laaska News Apr. 10, 2012
Hargeysa. Apr.10 – (LN) -Afhayeenka madaxtooyada somaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir “Cukuse”oo waraysi siiyay BBC da ayaa ka waramay guddiga uuu magacaabay madaxweynaha Somaliland Mr.Siilaanyo ee wadahadalada Xukuumadda KMG Soomaaliya iyo Somaliland. Read more…
Danjire Seed Oo Kusugnaa Isbitaalka Uu Ku geeriyooday Madaxweyne Cabdullaahi Oo Ka Warbixiay – Wareysi BBC
March 23. (Laaska News ) – (Alle Haw Naxariistee),Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Col.Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa ku geeriyooday Isbitaal kuyaal magaalada Abu Dubai ee Waddanka Imaaraadka Carabta waabarigii saaka, 4tii dambe ee saacadda Read more…
Somalia:Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Qabtay Shirjaraa’id – DHAGEYSO
Laaska News Sept. 29,2011 Warka TFG da
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka – Shirjaraa’id
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa sheegay in haddii beesha caalamka laga helo kaalmooyinkii loogu talagalay Read more…
Xaaladda Soomaalida Ku nool Yemen & Eedeyntii loo soo jeediyay oo laga Wareystay Qunsul Xuseen Xaaji – Wareysi
Laaska News Sept. 25,2011
Iyadoo Maalmahan dambe ay soo baxayeen eedeymo & warar sheegaya in dagaalada ka socda dalka yemen ay ka qayb qaadanayeen oo ay ku jiraan dad Read more…
R/Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali oo Bixiyay Wareysi Dhinacyo badan taabanaya – Dhageyso
Laaska News Sept. 18,2011 Warka TFG da
Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Maxamed Cali oo socdaal Shaqo ku jooga magaalada Washington DC Read more…
Somalia:Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay Xaaladda Guud ee Dalka – WAREYSI (Dhagayso)
Laaska News August 14,2011
Somalia:Mahiiga oo ka hadlay is waafajinta muddo kordhintii Baarlamaanka iyo talooyinka Shirka Nayroobi – Wareysi Qeybtii 2aad
Laaska News April 17,2011

Mahiga
Waa Qeybtii 2aad ee wareysigii Raadiyo Muqdisho uu la yeeshay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Mahiiga.
Wareysiga qeybta labaad wuxuu u dhacay sidan:
Radio Muqdisho: Danjire, qodobada ka Read more…
Somalia:Mahiiga oo soo dhoweeyay Shirka ay ku baaqday Xukuumadda -Wareysi
Laaska News April 17,2011
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Danjire Augustine Mahiga, ayaa faahfaahin ka bixiyay shir uu dalka Tanzaaniya kula yeeshay Madaxweynaha KMG ah, Mudane Shariif Sheekh Axmed. Danjiruhu Read more…
Somalia:Wareysi Raadio Muqdisho la yeeshay Danjire Mahiiga
Laaska News Apr. 03,2011.
Wareysiga Mahiiga( 02 Apr)- Raadiyo Muqdisho. Read more…
