Archive
Dhul Ka-caagan Duulimaadka La’aanteed Wey Adag Tahay Dhaqdhaqaaqa Falaagada ee Gudaha Suuriya – Hog. Mucaaradka
Laaska News August 13, 2012
Absence of a no-fly zone hindered rebel movements in Syria – opposition leader
Falaagada Suuriya ee u dagaalamaysa si ay xukunka uga tuuraan Madaxweyne Bashar Al Asad ayaa sheegay inay ubaahan yihiin deegaan ka caagan duulimaadka oo ay dush ka ilaaliyaan ciidamo shisheeye iyo meel u nabdoona una dhaw xuduudaha ay la wadaagaan Urdun iyo Turkiga, hogaamiyaha mucaaradka Suuriya ayaa sheegay Axaddii. Read more…
Suuriya – Ciidamada Oo La Wareegay Bartamaha Xalab
Laaska News
Ciidamada Dawladda Suuriya ayaa galay badhtamaha Xalab,taasoo ah magaalada ugu weyn ahna xarunta ganacsi ee waddanka.
Waxayna ciidamadu ay hadda ku hayaan aagaa hawlgalo sifayn ah ah oo laga saarayo wixii ku hadhsan ama loogu soo celinayo kala dambayntii, Read more…
Former Syria Prime Minister to leave Jordan for Qatar
Laaska News August 7, 2012
Ra’iisal Wasaarihii goostay ee Suuriya Riyad Hijab ayaa la sheegay inuu katagayo ama ka tagay Urdun kuna sii jeedo Qadar, sida Telefishanka Al Carabiya uu sheegay isagoo soo xiganaya Afhayeen.

© Collage: The Voice of Russia
By:VOR
Defecting Syrian prime minister Riyad Hijab will leave Jordan and head to Qatar, al-Arabiya news channel said, quoting his spokesman.
An official source in the Jordanian capital Amman confirmed that Hijab had gone over to the opposition seeking to topple President Bashar al-Assad after fleeing across the border with his family. Read more…
Syria – A video of four large convoys of Syrian Arab army in Aleppo (August 3, 2012)
Laaska News August 4, 2012 ( Somali – French – English)

Photo: You Tube
Waxaad halkan ku arki doontaa ciidamo iyo baabuur kolanyo ah oo ay ku jiraan afar kaare xamnaar,Buses,baabuur yaryar,baabuurta dagaalka ayay falaagadu ugalaysaa jidka, ciidamadaasi xoog ayay ku jiidhayaan waa meel magaalo ah oo la yiraahdo ariixa, waxaana la sheegay wararka qaar in kolonyo kale gaadhi tikniko ah wax loo gaystay oo uu Read more…
Masar Oo Loo Dhaariyay Dawlad Cusub
Laaska News Aug 3,2012
Masar waxaa loo dhaariyay xukuumad cusub,waxaana hogaamiyihii hore ee Golaha Ciidamada loo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga.
.
Ra’iisal Wasaare Hashim Qandil ayaa xaflad kaga dhawaaqay Gole wasiiro oo ka kooban 35 xubnood Khamiistii. Read more…
Madaxweyne Kuxigeenkii Ghana oo Loo Dhaariyay Madaxweyne
Laaska News July 25, 2012
Madaxweyne kuxigeenkii dalka Ghana oo lagu magacaabo John Dramani Mahama ayaa loo dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha Ghana saacado kadib markii uu madaxweynihii si kadis ah u geeriyooday. Read more…
Gaana – Madaxweynihii Oo Geeriyooday
Laaska News July 25, 2012

EPA
Madaxweynihii dalka Gaana John Atta Mills oo da’diisu ahayd 68 jir ayaa 24 ka Luulyo ku geeriyooday isbitaal kuyaal caasimadda dalkaas ee Akra.
.
Geeridiisa waxaa sheegtay Reuters oo soo xiganaysa bayaan kasoo baxay maamulka madaxtooyada. Read more…
Suuriya – Ciidamada Suuriya Oo Qaaday Weerar
Laaska News July 22,2012
Ciidamada Suuriya oo ay taageerayaan diyaaradaha dagaalka ee Helicopter ka ah iyo baabuurta gaashaanaam ayaa lagu soo waramayaa inay horumar kasamaynayaan dagaalka ay kula jiraan falaagada oo ayna dhul dib uga qabsadeen qaybo magaalada Dimishiq ah iyo magaalada labaad ee dalka ee Xalab. Read more…
Madaxweyne Kuxigeenkii Hore Ee Masar Cumar Suleymaan Oo Geeriyooday
Laaska News July 19,2012

EPA
Madaxweyne Kuxigeenkii hore ee Masar Cumar Maxamuud Suleymaan oo da’diisu ahayd 76 sano ayaa ku geeriyooday Isbitaal kuyaala maraykanka. Read more…
Waxaan Gantaalo Ridayay Dagaalkii, Suuriya Ayaa Samaysay – Nasrulah
Laaska News July 19,2012
Hogaamiyaha xisbulaah ee reer Lubnaan ayaa ku dhawaaqay in gantaaladii lamagacbaxay “maa bacda xayfa” ee xisbulaha ay tuuraysay dagaalkii ay laga shay Israaiil , ay gantaaladaasi ahaayeen kuwo ay sameeyaan Suuriya, sidaana wuxuu kayidhi TV Ga. Read more…