Archive
Soomaaliya-Ra’iisul Wasaaraha Oo Kormeeray Goobta Loogu Talagalay Odayaasha Dhaqanka
Muqdisho, April, 30, 2012—- Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federalka Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta kormeer ku tagay goobtii la dajin lahaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed. Read more…
Somalia – Ra’iisul Wasaaraha Oo La Kulmay Bulshada Rayidka Ah
Warka Dalka – TFG Somalia
Muqdisho, Axad, April 29, 2012—– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay Uraradda Bulshada Rayidka ah.
SOOMAALIYA OO QAADANEYSA DASTUUR CUSUB – WARSAXAAFADEED
Laaska News Apr.26, 2012 Warka TFG da (RM.Codka JS).
(Muqdisho, April 25, 2012) Maanta waa maalin taariikhi ah oo bilow u ah dhameytirka howlihii Dastuuriga ahaa ee Xukuumadda Soomaaliya hormuudka ka ahayd.
Wasaarada Arimaha Dastuurka iyo Dibu-heshiisiinta ayaa Read more…
Hargeysa -Boqor Buur Madaw Oo Maxkamad La Hor Geeyay
Laaska News Apr.24, 2012
Hargeysa – Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa ku soo waramaya in maanta maxkamadda Hargeysa markii u horreysay la hor keenay Boqor Buur Madaw tan iyo markii laqabtay isagoo kasoo noqday dalka Imaaraadka. Read more…
Soomaliya Oo U Dabaal Degtay Sanad-Guuradii 52 aad Ee Aas-Aaska Ciidanka Xoogga Dalka
Muqdisho – Waxaa maanta caasimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu xusayo maalinta Ciidanka X D S ee “12 ka April” looguna dabaal dagayo sanad guuradii 52 aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii la aas-aasay ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ee 12 kii April 1960 kii. Read more…
Somalia:Madaxweyne Shariif Oo Qaabilay Wafdi Kasocda Kenya
Muqdisho, April 22 – Wafdi uu hogaaminayo wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya ayaa maanta kasoo dagay gagida dayuuradaha ee Adan Cadde Airport ee Muqdisho halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya sida lagu sheegay warbaahinta xukuumadda KMG ee Soomaaliya. Read more…
Afhayeenka Baarlamaanka Oo Dalka Kusoo Laabtay
Laaska News Apr.22, 2012
Muqdisho, April 22 – Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Adan iyo wafdi uu hogaaminayao ayaa maanta galinkii hore ku soo laabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Read more…
Somalia – Magacaabid Wasiir – Wareegto
Muqdisho, April 20 – Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed Maxamuud ayaa lagu sheegay ”magaacaabid Wasiir” oo ah Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Bulshada,Shaqada,Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Cayaaraha sidaana waxaa lagu sheegay shabakadda RM Read more…
Xil Ka Qaadis Wasiir – Wareegto
Muqdisho, April 20 – Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed Maxamuud ayaa lagu sheegay in xil ka qaadis lagu sameeyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Bulshada, Read more…
Warsaxaafadeed – Magacaabidda Guddiga Wadahadalada Somaliland
Laaska News Apr. 14, 2012 Warka TFG da.
(Muqdisho, April 14, 2012) Madaxwaynaha dowlada federaalka ku-meelgaarka ee Soomaaliya, mudane Shariif Shiekh Axmed, ayaa maanta ku dhawaaqay gudi ka kooban todobo xubnood oo horkici doona qorshaha wada-hadalka lala geli doono maamulka Read more…