Archive

Posts Tagged ‘Warka Liibiya’

Madaxii Hore Ee Sirdoonka Qadaafi Oo Laqabtay

Saturday, March 17, 2012 Comments off

Laaska News  Mar. 17, 2012

Madaxii hore ee Sirdoonka Liibiya Cabdallah Al-Sunuusi ayaa lagu qabtay gagidda dayuuradaha caalamiga ah ee Nawaakshood,Caasimadda dalka Muritaaniya,aroornimadii Sabtiga, sida ay baahisay wakaaladda wararka AFP oo soo xiganaysa il wareedyo laga helay Amniga,ayna qortay VOR oo kasoo xigatay IF. Read more…

Taageerayaashii Qadaafi Oo Qabsaday Bani Walid

Tuesday, January 24, 2012 Comments off

Dagaalyahanno daacad u ah hogaamiyihii Libya ee xukunka laga riday Mucamar Qadaafi ayaa gacanta ku dhigay magaalada Bani Walid oo qiyaastii 200 KM Koonfur Bari ka jirta caasimadda Liibiya kadib markii ay Read more…

Warka Libya:أخبار ليبيا4 أكتوبر , Libya News October 4 – VIDEO

Wednesday, October 5, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 5,2011

Halkan Waxaad ku arki doontaa War VIDEO ah oo  ku baxaya Afka Carabiga,kana waramaya Colaada Liibiya,gaar ahaan taageerayaasha Qadaafi & waliba nin caanka ah adduunka oo  hadda xanuunsanaya.

Read more…

Dagaalka Liibiya – Afhayeenka Qadaafi oo Beeniyay War Kutiri Kuteen ah,kaas oo ah in laqabtay Isaga.

Monday, October 3, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 3,2011                                        English

Afhayeenka hogaamiyaha talada laga tuuray ee Liibiya Mucamar Qadaafi ayaa beeniyay warar ku tiri ku teen ah (been abuur ah),warkaas oo ah  in la qabtay isaga. Read more…

ALGERIA:Xubno kamid ah Qoyska Qadaafi oo galay Aljeeriya

Wednesday, August 31, 2011 Comments off

Laaska News  August 31,2011                 ENGLISH
Aljaris ( Aug.29) – Qaar kamid ah qoyska hogaamiyaha Liibiya Mucamar Al-Qadaafi ayaa gaaray Isniintii wadanka Aljeeriya sida ay ku warantay Read more…

Libya: Dagaal ba’an oo ka socda Tripoli

Sunday, August 21, 2011 Comments off

Laaska News  August 21,2011

 Tripoli – Afhayeenka xukuumadda Liibiya oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay inuu dagaal socdo dad badanna ay ku dhinteen ilaa haddana ay Read more…

Libya:NATO oo Duqeyn culus ugeysatay Tripoli ,Dhimasho 3,Dhaawac 150 qof

Tuesday, May 24, 2011 Comments off

Laaska News  May 24,2011

Tripoli,Libya-waxaa lagu soo waramayaa in Ciidamada isbahaysiga reer galbeedku ay wax yar kahor ugeysteen duqeyn culus magaalada Tripoli,waxaana lagusoo waramayaa in 17 saaruuq ay ku dhacday magaalada. Read more…

Libya -Afhayeenka Xukuumada :Warka ah Qadaafi waa dhaawac “waa hadal aan waxba ka jirin”

Saturday, May 14, 2011 Comments off

Laaska News  May 14,2011

Tripoli -Afhayeenka Xukuumada Liibiya  Muusa Ibraahim oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay warka uu siidaayay Wasiirka Arrimaha
dibadda ee Talyaanigu Franco Frattini ee uu la xiriiriyay ina ay suura gal tahay in uu  hogaamiyaha Libya Mucamar Al Qadaafi ay waxyeelo soo gaartay “waa hadal aan waxba kajirin”. Read more…

Libya:NATO oo Duqeyn Cirka ah kusameysey Brega,16 Dhimasho – Libya TV

Friday, May 13, 2011 Comments off

Laaska News  May 13,2011                        English
Tripoli, May 13 (Laaska News) – Telefishinka xukuumada Libya ayaa sheegay in ugu yaraan 16 qof  ay ku geeriyoodeen, in kabadan 30 qof na ku dhaawacmeen  duqayn cirka ah oo  diyaaradaha dagaalka ee NATO ku sameeyeen magaalada bariga ah Read more…

Deg deg: Diyaaradaha Dagaalka ee isbahaysiga oo duqeeyay Tripoli

Thursday, May 12, 2011 Comments off

Laaska News May 12,2011

Tripoli, afar qarax oo waaweyn ayaa laga maqley bartamaha Tripoli sida ay ku warantey wakaalada wararka ee AFP. Read more…