Archive

Posts Tagged ‘Warka’

Odayaashii Dhaqanka Oo Kasoo Laabtay Istanbul

June 3, 2012 Comments off

Wararka Ka imanaya Muqdisho ayaa kusoo waramaya in odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ay maanta dalka dib ugu soo laabteen,kana soo dageen gagida dayuuradaha ee Adan Cadde Airport. Read more…

Madaxweyne Shariif Oo Socdaal Kutagay Dalka Tanzania,Lana Kulmay Dhiggiisa – Update

June 2, 2012 Comments off

Update:”Madaxweynaha Soomaaliya Md. Shiikh Shariif wuxuu la kulmay  madaxweynaha dalka Tanzania”.

Madaxweynaha Jahuuriyadda Soomaaliya Md Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa galinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Daarasalaam ee dalka Tansaaniya. Read more…

Shirkii Istanbul 2 Ee Soomaaliya ,Qodobabada Warmurtiyeedka

June 1, 2012 Comments off

Laaska News                                                                    Warka TFG da.

Afhayeenka Xukuumadda Eng Yariisoow  ayaa Qodobada ugu muhiimsan Warmurtiyeedka u akhriyay Radio Muqdisho sida lagu sheegay warbaahinta qaranka.Warmurtiyeedka oo ka kooban 40 qodob ayaa qodobada ugu muhiimsan waxay kala yihiin:- Read more…

Ra’iisal Wasaaraha Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Madax Dhaqameedka Iyo Bulshada Rayidka Ah

May 31, 2012 Comments off

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ku sugan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa maanta ka qeybgalay shirka Madax dhaqameeyada iyo Bulshada Rayidka ah ee ka socda Istanbul, halkaas oo uu khudbad taariikhi ah ka jeediyey.

Read more…

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Turkiga

May 31, 2012 Comments off

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ku sugan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa kulan dheer la qaatay dhigiisa Ra’iisul Wasaaraha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal, shirka Istanbul ee arrimaha Soomaaaliya iyo soo afjaridda Xilliga KMG ah. Read more…

Madaxweynaha Soomaaliya Oo U Ambabaxay Shirka Istanbul

May 30, 2012 Comments off

Muqdisho – Wafdi uu hogaaminayo maadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta ka ambabaxay garoonka dayuuradaha ee Adan Cadde Airport ee Muqdisho,halkaas oo ay ku sii dhaweeyeen masuuliyiin labada gole ah,saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale. Read more…

Ra’iisal Wasaaraha Oo Socdaal Ku Tagay Turkiga

May 30, 2012 Comments off

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Prof.Cabdiwali Maxamed Caligas ayaa socdaal ku tagay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga shalay oo bishu ahayd 29/5/2012, halkaas oo ay kaga qayb galayaan shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya. Read more…

Shirkii Madax Dhaqameedka Soomaalida,Bulshada Rayidka Oo Ka Socda Istanbuul – SAWIRRO

May 30, 2012 Comments off

Wafdi uu hogaaminayo Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo gaadhay Turkiga.

Shirkii odayaasha dhaqanka iyo ururada Bulshada Rayidka ah ayaa maanta maalintii labaad si habsami leh uga soconaya magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga halkaasoo ay ku shirsan yihiin ku dhowaad 400 oo ergooyin kala matalaya qeybaha Bulshada Rayidka, Qurbejoogta, Read more…

Madaxweyne Shariif Oo Booqday Afgooye,Kana Nabad Galay Weerar Jid Gooyo ah

May 29, 2012 Comments off

Muqdisho – Wararka ka imanaya caasimaadda dalka ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Soomaaliya Md Shiikh Shariif Sh. Axmed oo ay weheliyaan xubno wasiiro ah,masuuliyiin xukuumadda ah,ciidamo iyo wariyayaal ay maanta socdaal ku tageen magaalada Afgooye oo uusan caga dhigin mudadii uu madaxweymaha ahaa . Read more…

Go’aanada Shirkii Addis Ababa Ee Saxiixayaasha Heshiiska Siyaasadeed Ee Xaaladda Kala Guurka Soomaaliya (English)

May 24, 2012 Comments off

Consultative Meeting of the Somali Signatories of the Process for Ending the Transition.

Addis Ababa, May 23, 2012: the Somali signatories of the process for ending the transition held a consultative meeting in The African Union Headquarters, from May 21 to May 23, 2012. Read more…

Doorashada Madaxtinimada Masar (Wajiga 1aad)

May 23, 2012 Comments off

Qahira – Waxaa maanta ka bilawday waddanka Masar cod bixin ay dadku codkooda ku dooranayaan ciddii madaxwyne u noqon lahayd masar.

Wajiga hore ee doorashadan oo soconaysa laba maalmood oo ah maanta iyo Barri ayaa la sheegay inay noqonayso tii ugu horreysay ee ka dhacda Masar oo ay  dadku si xor ah codkoodu udhiibanayaan. Read more…

Duqayn Diyaaradeed Oo Laga Soo Sheegay Gumbax,Baargaal

April 17, 2012 Comments off

Laaska News  Apr. 17, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in dayaarado dagaal oo aan haybtooda lagaranayn ay duqeyn ugeysteen habeenimadii xalay deegaanka Gumbax oo ka tirsan degmada Baargaal, Gobolka Bari. Read more…

Qarax La Sheegay Inuu Ka Dhacay Baydhabo

April 17, 2012 Comments off

Laaska News Apr. 17, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in qarx ka dhacay maanta magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay. Read more…

Somalia:Askar la xakumay

March 21, 2011 Comments off

Laaska News Monday, 21 March 2011  
Muqdisho (RM) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta xakunno kala duwan ku riday ilaa iyo 5-askari oo ka tirsan ciidamada Read more…

Qaxootiga Soomlida ee ku sugan Tunisiya oo cabanaya

March 21, 2011 Comments off

Laaska News Monday, 21 March 2011  
(RM.March 20) -Qaxootiga Somaaliyeed ee dhawaan gaaray dalka Tunisya ayaa walaac ka Muujiyay suurta galnimada in Hay’ada Qaxootiga adduunka U.N.H.C.R ay u daad gureyso wadamo nabad ah, kadib markii ay soo wajaheen caqabado Read more…

Somalia:Wasiirka Gaashaandhigga oo ka warbixiyay kulankii ka dhacay Adis Ababa

March 21, 2011 Comments off

Laaska News Monday, March 21 2011  
Muqdisho (RM.20 March) -R/wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda KMG Soomaaliya Mudane C/xakiin Max’uud Xaaji Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta dib ugu soo laabtay dalka ayaa   Radio Muqdisho uga warbixiyay waxyaabihii ka soo baxay shirkii 17-kii Read more…

Hargeysa:Booliska Hargaysa oo toogtay hal nin mid kalana dhaawacay

November 21, 2010 Comments off

Hargaysa (Laaska News) Nov.21,2010.

War hadda nasoo gaaray ayaa sheegya in boolisku ay nin ku toogteen xaafadda la yiraahdo jigjiga yar iyadoo uu mid kale ku dhaawacmay. Read more…

Madaxweynaha Somaliland & soo dhawayntii London-Daawasho wacan.

November 21, 2010 Comments off

Laaska News.

 

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo ka dagay London shalay subaxdii-sida Jaalliyada Somaliland ee London usoo dhaweeyeen isaga iyo Wafdigii lasocday  ayaad ka daawan doontaa  halkan haddii Eebbe Idmo.

Read more…

Madaxweynaha Somaliland oo ka dagay London.

November 20, 2010 Comments off

London (Laaska News) Nov.20,2010.

Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Siilaanyo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta tagay Magaalada London,kadib marku kasoo dhoofay Wadanka Itoobiya oo uu booqasho 3 maalmood ah uu ku joogay halkaa. Read more…

Somaliland & UN:Wafdi UN ah oo uu hogaaminayo Mr. Mahiga wakiilka Xog.Guud ee QM.ee Som & Booqosho qaadanaysa……

November 11, 2010 Comments off

HARGEYSA(LAASKA NEWS).NOVEMBER 11,2010.

Ergayga gaarka ah ee xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Mr Augustine  P. Mahiga ayaa shalay galab booqosho ku yimid Somaliland,isagoo ka soo duulay garoowe,oo uu ku tagay booqasho qaadatay dhawr saacadood oo uu kulamo laqaatay Madaxweynaha Puntland iyo Madax Read more…